Hargeisa 1/july2014(SDN/QJ) Wakaalada wararka Maraykanka ee Associated Press oo 82-jirkan waraysi la yeelatay ayaa sheegay in isaga xusuus wayn ay u ahayd ciyartii dalkiisa iyo xulka qaranka Colombia dhex martay todobaadkii hore. Sao Polo,:- Suxufi rug cadaa ah oo u dhashay dalka Jaban ayaa markii 12aad ka qayb galaya koobka aduunka ee Brazil 2014-ka,…
