Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Waddani oo Waraysi dhinacyo badan leh siiyay Tv Star Daawo

    London 17.April 2014 (SDN)- Guddoomiyaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay TV-ga Star,waraysigaasoo uu Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro waxyaabo badan kaga hadlay. Gudoomiye C.raxmaan Cirro waxaa Waraysigan ku Wehelinayay Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte oo ah Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Gudaha Nabadgalyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiilada…

    Read More

      Shir lagaga hadlayo Cadaalada iyo Nabadgalyada oo Boorama ka Furmay ka Daawo Qurbejoog

      Boorama 17.April 2014 (SDN)-Magaalada Boorame xarunta Goblka Awdal waxaa maanta ka furmay shirweyne balaadhan oo uu shir gudoominayo wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee JSL Md cali Maxamed warancadde, shirweynahaas oo ay maamulka iyo dadweynaha sadexda Gobol ee Awdal, Salal iyo Maroodijeex kaga  hadlayaan adkaynta ammaanka iyo horumarinta bulshada. Shirkan dhinaca  Nabada iyo cadaalada lagaga hadlayo…

      Read More

        Madaxweynaha Punt land iyo Dhigiisa Gal Mudug oo Gaalkacayo Kulan ku wada qaatay

        Gaalkacayo 17.April 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta magalada Gaalkacyo kula shiray dhigiisa Galmudug Cabdi Xasan Qaybdiid. Kulanka oo ka dhacay aqalka Dr.Gaas uu ka degan yahay magalada Gaalkacyo ayaa waxaa la isku waydaarsaday qodobo ka hadlaya arrimaha Gobalka Mudug gaar ahaan ka wada shaqaynta dhanka ammaanka. Madaxwayne Gaas ayaa sheegay…

        Read More

          Dawlada Somalia oo Maanta dhistay Gudi loo sameeyay iskaashiga dowladda iyo hay’adaha caalamiga ah

          Muqdisho 17.April 2014 (SDN)- –Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Maxamed Xirsi. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga dalka, wada shaqaynta xukuumadda iyo Hay’adaha caalamiga ah, iyo safarka RW ku tagay magaalada Kismaayo. Markii uu…

          Read More

            Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- Qormada: 1aad

            Hargeysa:14-April-2014(SDN/QJ)-Ma hawl yara sida Cigaal wax looga qoraa. Haddii aad damacdo in aad Cigaal wax ka qorto waa in aad u badheedhaa konton sannadood iyo waxyaabihii ka dhacayay saaxadda siyaasadeed ee Soomaaliyeed guud ahaan “Xaq la duudsiyi maayee,  Dalalkeennan is-raacay,  Haddaan lays dafireynin,  Nin kastaa ha dumaalo e’,  Madaxweyne la doortana,  Adigawgu da’ weyn,  Sida…

            Read More

              Wasiiro ka Socda Somaliland oo Jabuuti Kulamo kula qaatay Wasiiro ka Tirsan dalkaas ka Daawo Qurbejoog

              Jabuuti 17.April 2014 (SDN)- Wasiirada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Hawlaha Guud Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Booqasho ku Jooga Magaalo Madaxda Jamhuuriyada Jabuuti ee Jabuuti ayaa Kulamo la Yeeshay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Jabuuti. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland ayaa ka Hadlay Kulamadii dhex maray Wasiirada Jabuuti. Jabuuti SDN. Contact@Qurbejoog.com…

              Read More

                Golaha Wasiirada ee Somaliland oo Xeerar Cusub Meel Mariyay, Iyo Kenya oo Xafiis ka Furanaysa Somaliland{DHAGAYSO}

                Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Ka Hortaga iyo la dagaalanka argagixisada iyo Xeerka Waxbarashada. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Arrimo door ah oo lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland…

                Read More

                  Kooxda Khaatumo oo ku Tuntuunsatay Taleex iyo Jiidaheeda inaan la haysan iyo Talaabooyin kale oo Somaliland qaaday

                  Taleex 17.April 2014 (SDN)- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo State Mr Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel oo u Waramayay Warbaahinta Punt land ayaa ku Goodiyay inaanay Degmada Taleex iyo Nawaaxigeedu Noqon doonin Goob ay Somaliland Haysashadeeda Mahadiso,Isagoo Sheegay in Taleex ay tahay Hoygii Gumaysi la dirirka ee Daraawiish. Waxa uu Hogaamiye Indho Sheel uu Xusay inay Wadaan…

                  Read More

                    Maayarka Gebilay oo la rabo in Xilka laga qaado iyo Cida rabta inay Maayar ka noqoto

                    Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Tan iyo doorashooyinkii Golaha deegaanka Ee Somaliland ka qabsoomay waxa Is riix riix ku yimid cida Noqon Lahayd Maayirka Magaalooyinka Qaarkood Iyadoo magaalada Gabileyna Ka mid ahayd Maayir Shucayb  maxamed  Muuse oo ka soo baxay Xisbiga  muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa Loogu doortay Inuu noqdo Maayirka Magaalada Gabiley Iyadoo markii Dambe…

                    Read More

                      Ra’isal Wasaaraha Somalia oo ka Baaqday Maanta Gaalkacayo Kuna Sugan Kismaayo

                      Kismaayo 17.April 2014 (SDN)- Ra’iisul wasaraha DF Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa maalinkii shanaad ku sugan magalada Kismaayo xarunta mamulka Jubba. Shirar kala duwan oo looga hadlayo hormarka Jubba ayuu la qaatay mamulka,haweenka,dhalinyaradda iyo waxgaradka wuxuna ugu baaqay inay si cadaalad ah ula shaqeeyaan mamulka Axmed Madoobe. Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa sidoo kale ciidanka Jubba ku…

                      Read More

                        Muqdisho Xarumaha Qaramada Midoobay oo loo samaynayo Ciidamo ilaalo oo u gaar ah

                        Muqdisho 17.April 2014 (SDN)- Ciidan gaar ah oo ka socda dalka Uganda oo ilaalin doona shaqaalaha iyo xarumaha hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Ciidanka oo ay tiradooda gaareyso 60 askari ayaa garoonka waxaa ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay oo uu jiro danjiraha Qaramada…

                        Read More

                          DHGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Canada oo afkaartooda ka bixiyay habkii Xukuumada Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa

                          Edmonton April 17,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka bixiyay sida ay  xukkumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ula dhaqantay Ardeyda Jaamacada Hargeysa oo cabasho ka muujiyay koror lagu sameeyay qarashaadkii ay ku dhiganayeen kuliyadaha kala gedisan ee Jaamacada Hargeysa. Xukuumada ayaa ilaa iyo haatan xabsiyada ku haya ilaa 50…

                          Read More

                            Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Soo Saartay Amar Hawada Lagaga Saarayo Shabakadda Haatuf.net iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo La Sugayo Jawaabta ay Bixiyaan

                            Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal Dhagodhago ayaa la sheegay inuu Soo saaray amar uu Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland  ku amrayo inay Khadka internet-ka ka Xannibaan Shabakadda wararka ee Haatuf.net. Warqadda uu Guddoomiyuhu qoray ayaa la geeyey dhammaan xafiisyada Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland, taas oo lagu farayo inay fuliyaan amarkaas Maxkamadda ka socda. Shirkadaha isgaadhsiinta ayaan wali ga’aan…

                            Read More

                              Wufuud Ballaadhan Oo Iskugu Jira Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka Soo Jeeda Garabka Barre Hiiraale Oo Maanta Gaadhay Kismayo

                              Kismayo:17-April-2014(SDN/QJ)-Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Col, Warfaa Sheekh Aaden iyo xubno iskugu jira odayaal dhaqan iyo siyaasiyiin ayaa saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Socdaalka Xubnahan ayaa yimid kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wada hadaladii u dhexeeyay Col,…

                              Read More

                              Real Madird Ayaa Ku Guuleysatey Copa Del Rey Markii Aay 2-1 Ugu Madax Salaaxdey Barcelona.(By Jaahuur)

                              Spain-17-April-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku qaadaadhigeynaa Real Madrid oo Barcelona 2-1 kaga xayuubsatey Copa Del Rey Final-na ahayd. Labadan kooxood ayaa ah kuwa ugu awoodda roon Spain badakana koobabka kala qeybsada waxaana ka dhaxaysa xurguf iyo is nacayb ciyaareed. Haddaba koobkan lagu magacaabo Copa Del Rey ayaa ka mid ah kooobabka ugu faca weyn…

                              Read More

                                91-Qof Oo Soomaali ah Maanta Lagu Wado In Muqdisho Laga Soo Dejiyo

                                Muqdisho:17-April-2014(SDN/QJ)-Waxa lagu wadaa inay Maanta Garoonka Aadan Cadde International Airport ka soo Degaan Qaybtii labaad ee Soomaalida laga soo Mustaafurinayo Nairobi. Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Ambassador. Mohamed Ali Ameriko oo isagoo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Jomma Kenyatta la hadlay Idaacada BBC, ayaa wuxuu sheegay in saaka ay celinayaan Soomaali gaadhaysa 91-qof. Cali Ameeriko ayaa…

                                Read More

                                  Ethiopia Oo Cali Waran-cadde Fartay Inuu Abaabulo Mooshinno Xilka Lagaga Qaadayo Maayarka Gabiley Oo ay Godob Ka Tirsanayaan

                                  Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Madaxda Dawladda Ethiopia ayaa cadaadis Ku saaray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland inuu Riixo Mooshino Xilka lagaga Qaadayo Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley oo lagu Eedeeyey inuu tacaddi u geystay Saraakiil Ethiopian ah oo Kala-baydh lagu qabtay. Tallaabada saraakiishan Ethiopian-ka ah lagu fatashay, ayaa waxa si weyn uga Biyo diiday Madaxda Dawladda Ethiopia, waxana ay taasi…

                                  Read More

                                    Ciidamo ku Abtirsada Qaramada Midoobay Oo Maanta Muqdisho Imanaya iyo Ujeeddadooda

                                    Muqdisho:17-April-2014 (SDN/QJ)-Qaarka mid ah Saxaafadda Dunida ayaa sheegaya inay Maanta Magaalada Muqdisho iman doonaan Cutubyo ciidan ah oo ka socda Dalka Uganda kuwaas oo Magaca Qaramada midoobay ku Hawlgeli doonaa. Ciidamadan ayaa waxaa dalbaday wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nick Key kaddib markii sannadkii horre weerar lagu qaaday xafiisyada QM ee…

                                    Read More