Wasiirka Amniga ee Maamul Goboleedka Punt land oo Maanta soo Gaadhay Deegaanka Tuka raq ee Gobolka Sool,Sheegayna inay isu diyaarinayaan Weerar Somaliland ku soo qaado

    Garowe 19.April 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga dowladda Puntland Xasan Cismaan Aloore ayaa maalinkii shalay booqasho ugu tagay ciidanka difaaca ee ku sugan deegaanka Tukaraq. Taliyaha ciidanka Booliska Puntland,ku xigeenkiisa iyo saraakiil ammaan ayaa socdaalka wasiirka ee Tukaraq ku weheliyay wuxuna booqday meelaha ay kaga sugan yihiin ciidanka iyo sida ay ugud iyaarsan…

    Read More

      Madaxweynaha Somalia oo Waraaqihii Aqoonsiga ka Gudoomay Safiirka Sucuudiga ee Somalia

      Muqdisho 19.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Sacuudiga ee Soomaaliya, Garam Binu Sayid Binu Garam. Madaxweynaha ayaa safiirka ku qaabilay aqalka madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, wuxuuna kala hadlay danjiraha sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Xasan Sheekh…

      Read More

        Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada oo ka Hadlay Hanjabaada Punt land iyo Wada Hadalka Cali Khaliif Galaydh {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane  Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta  ka Hadlay Soo Dhaweyntii Loo Sameeyey Garaad Jaamac Garaad Saleebaan, Maamulka Puntladn-na ugu baaqay inay Faraha Kala Baxaan Arrimaha Bariga Somaliland, isagoo shacabka ku nool Gobolada Sool iyo Sanaag Barina ugu Baaqay…

        Read More

          Gudidii Xukuumada ee Socdaalka ku tegayey Qaarada Yurub oo Ethiopia soo gaadhay Kulamana la Qaatay Safiirka Somaliland u Fadhiya Ethiopia+daawo sawiro

          19,APR.2014(SDN/QJ)-  Wafigii Somaliland ee socdaalka u tegayey qaarada yurub ayaa soo gaadhay Caasimad dalkaa Ethiopia ee Adis Ababa, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiinta Safaaradda Somaliland ee Ethiopia, waftigan oo la filayo in ay maalmaha soo socda ku sugnaan doonaan dalka Ethiopia ayaa kulamo la qaatay Safiirka Safaaradda Somaliland ee Ethiopia Mud, Adan Nuux Dhuule…

          Read More

            “Waxaanu ku Heshiinay Wixii aanu Hunguri qabno inaan Shirweynaha ku Muujino Waxaanan u taagnahay Murashaxa Gudoomiye Xigeenka 1aad ee Kulmiye” Xasan Gaafaadhi {DHAGAYSO}

            Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Gudoomiyihii Ururkii Rays ee la Midoobay Xisbiga Kulmiye Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi oo ayaa Xaflad uu ku qabtay Magaalada Hargaysa Waxa uu ku Cadeeyay in laga Bilaabo Maanta uu u Sharaxan yahay Jagada Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye . Xasan Maxamed Cali “Xasan Gaafaadhi” Waxa…

            Read More

              “Hadii aanu Sidaa Kulmiye Wax uga Weyno aniga iyo Xasan Gaafaadhi waxaanu Samayn doonaa Urur la yidhaa Dalrays” Ismaaciil Yare {DHAGAYSO}

              Hargaysa 19.April 2014 (SDN)- Siyaasiga Ismaaciil Aadan Cismaan oo Ururkiisii Dalsan uu ku biiray Xisbiga Kulmiye oo maanta ka hadlayay Xaflad uu Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ku shaacinayay Hankiisa ku aadan u tartanka Jagada Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Sheegay in hadii damaca Murashaxnimadiisa la hor istaago ay samayn doonaan Urur lagu…

              Read More

                Ra’iisal Wasaare Cabdiwali oo Todobaad ka dib ku soo Guryo noqday Magaaladda Muqdisho

                19,APR.2014(SDN/QJ)- R/wasaaraha Soomaliya, Abdiwali Sh. Ahmed, ayaa maanta dib ugu noqday Muqdisho kadib markii uu todobaad ku dhawaad shirar iyo kulanno kula lahaa Kismaayo madaxda maamulka Juba,odayaasha iyo qaybaha bulshada oo lagaga hadlay dib u heshiin iyo dhammeystirka heshiis hore loo gaaray. Qaar ka mid ah dhinacyada isku hayey arinta Kismayo ayaa sheegay in heshiisyada…

                Read More

                  Ingiriiska oo Ku Celisay inay Muwaadiniinteeda uga digto u Socdaalida Somalia oo ay Somaliland ku Jirto

                  London 19.April 2014 (SDN)- Dawladda Ingiriiska ,ayaa mar kale ku celisay digniintii amni ee ay ka gudbisay Somailand isla markaana sheegtay in magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera loo tegi karo oo kaliy arimo muhiim ah. socdaalada muhiimka ah oo keliya. Qoraal uu 17 April soo saaray xafiiska arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka Ingiriisku ee FCO, ayaa…

                  Read More

                    Buulo-burte: Dagaal xoogan oo ka socdo Duleedka Magaaladda

                    19,APR.2014(SDN/QJ)-Warar hor dhac ah oo ay helayso Shabakadda caalamiga ah ee Somalidiasporanews.com,ayaa sheegaya in haatan dagaal xoogani uu ka soconayo Duleedka Magaaladda Buulo-burte ee Gobolka Hiiran ee Somalia.waxaana uu Dagaalkani u dhxeeyaa Ciidamo ka taabacsan Dawladda Federaaliga ah ee Somalia iyo xoogag ka tirsan AL-Shabaab. Ilaa hadda lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Jaaliyada reer Somaliland ee Canada oo Afkaartooda ka dhiibtay sida ay u arkaan ku soo Guryo Noqoshada Garaad Jaamac Garaad Ismaciil iyo wefdi uu Hogaaminayo

                      Edmonton April 19,2014(SDN)-Jaaliyada reer Soomaaliland ee ku nool magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa afkaartooda ka dhiibtay sida ay u arkaan in Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Somaliland ku Guryo noqday ka dib ka qeyb qaadashadii Khaatumo. Garaad Jaamac Garaad Ismaciil ayaa maalinimadii shalay ka soo dhoofay dalka Jabuuti xili uu safarkiisa ku weheliyo Wasiirka Madaxtooyada…

                      Read More

                        Xisbiga Ucid oo ka hadlay Xaaladda Dalka iyo Dhaliilo is-Huwan oo ay Xukuumadda u jeediyeen

                        19,Apr.2014(SDN/QJ)-Musharaxa jagadda madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Cadaaladda iyo daryeelka ee Ucid,ayaa ka hadlay arimo door oo taabanaya guud ahaan Xaaladda dhaqan dhaqaale ee JSL.waxaana uu si gaar ah farta ugu fiiqay arimaha kala ah: DHACDADII TALEEX, ARRIMAHA LOWYACADDE, XUSKA MAALINTA QARANIMADA IYO SAFARKA WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU KU RAADINAYO TAAGEERADA XABBADDA BOLISKU RIDO. Waxa uu sidan…

                        Read More

                          Shirweynihii Xisbiga Kulmiye Oo Wali Laalan Iyo Masuuliyiin Han Siyaasadeed Leh Oo Lagu Wado Inay Shaaca Ka Qaadaan Rabitaankooda

                          Hargeysa:19-April-2014(SDN/QJ)-Iyadoo la Filayo in Dhawaan uu bilaabmi doono Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye uu Hargeysa ka Furmo Doono, ayaa waxa soo Baxaya Warar Sheegaya  in Saraakiil sare oo Xisbiga ka Tirsani isu soo Taagi Doonaan Musharaxnimada Sallaanka sare ee Xisbiga. Muranka ka taagan Hannaanka shirka loo qaban doono iyo xubnaha ergooyinka…

                          Read More

                            Wasiirka Macdanta Oo Faraqa Haysta Ciidamo Loo Aasaasayo Shirkadaha Shidaal-qodista Iyo Muran Soo Kala Dhex Galay Wasaaradaha Macdanta iyo ta Arrimaha Gudaha

                            Hargeysa:19-April-2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale ayaa lagu Eedeeyey inuu Farogelin ku Hayo Cutubyo Ciiddamo ah oo la Aasaasayo, kuwaas oo gaar u ah ilaalinta Shirkadaha Shidaalka ka qodaya Somaliland. Sida ay sheegayaan warar aanu ka helay Saraakiil sare oo wasaaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ka Tirsani, waxa muran ka Taagan yahay Qaabkii…

                            Read More

                              Dawladda Kenya Oo Bilowday Carqaladaynta Heshiiskii Kismayo Iyo Ciidankeeda Oo Shuruudo Cusub La Yimi

                              Kismayo:19-April-2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Kenya Oo Awood badan ku leh Deegaanka Kismayo ayaa la sheegayaa inay bilowday Carqaladaynta Heshiis uu Ra’isal wasaare Cabdiweli Maalintii shalay ahayd kala Dhex dhigay dhinacyada isku Hayaa Halkaas.   Sida ayaa sheegayaan wararka la helayaa ayaa sheegaya in Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka Kenya ee Halkaasi ku sugani ay hore ka bilaabeen  inay…

                              Read More

                              Xiddigga Reer Ivory Coast Iyo Man City Yaaya Toure Ayaa Ka Dhawaajiyey In Laacibiinta Afrika La Qiimeynin.(By Jaahuur)

                              London-April-19-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaymu ku turxaamineynaa xiddigga reer Ivory Coast iyo Man CityYaya Toure ayaa ka dhawaajiyey in laacibiinta Afrika marka la xulayo kuwa ugu wanaagsan in aan la qiimeyn,sabata oo ah Afrikaanimo. Yaya ayaa rumeysan in xifradiisa ciyaareed in la iska saabey,waxaana ila mid ah Diidier Drogba iyo xiddigga kale ee reer Cameroon…

                              Read More

                                Telefoonada Madaxda Dawladda Federal-ka ah Oo La Dhegaysto iyo Wasiikra Boostada oo Sheegay Inuu Tallaabo Qaadi Doono

                                Muqdisho:19-April-2014 (SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka ah ee Somalia, ayaa ku dhawaaqday in  la Qaadi Doono Tallaabooyin lagaga HOrtagayo Telefoonada la Dhegaysto  kadib markii dhawaanahan la Dhegaystay Telefoonka Madaxweyne Xasan sheikh. Xilli uu Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Maxamed Ibraahim Xaaji La Hadlayey Idaacadda Dawladda, ayuu sheegay inay si  dhaw ula socdaan In Sirdoonka Maraykanku ay dhegaystaan Telefoonada Madaxda…

                                Read More

                                Labadii Naadi ee Reer Crimea FC Sevastopol iyo S C Travia Ayaa Mustaqbalkoodu Cirka Ku Laa lanyahay Markii Lagu wareejiyey Naadiyada Horyaalada Ruushka.(By Jaahuur)

                                Crimea- April-18-2014- (SDN) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaa iyo Crimea oo labadii naadi FC sevastopol S C Travia lagu wareejiyey iney ka mid noqdaan naadiyada ka ciyaara Ruushka. :Labadan naadi ayaa caan ka ahaa dalka Ukrain,halka naadiga S C Travia uu ku guuleystey sannadkii 2010 horyaalka. Fc Sevastopol iyo S C Travia…

                                Read More

                                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Yuusuf Maxamed ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKA SHABAKADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WarJimce18.mp3″] Hargaysa SDN. Contact@qurbejoog.com

                                  Read More

                                    Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta lagu qabtay magaalad Kismaayo

                                    Kismaayo, April 18.2014(SDN/QJ)-Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay kuna sugnaa muddo hal todobaad ah magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa maanta lagu qabtay xarunta Ceymiskii hore. Munaasabadan ayaa waxaa lagu casuumay madax dhaqameedyada gobolada jubbooyinka iyo Gedo,…

                                    Read More