Qaar Ka Mid ah Shaqaalaha Madaarka Hargeysa Oo Cadaadis Wasiirku Saaray Darteed La Sheegay Inay Ka Dambeeyeen Dabkii Dhawaan Ka Kacay Qaybo Ka Mid ah Garoonka

    Hargeysa:17-April-2014(SDN/QJ)-Warar ku Dhaw dhaw Saraakiisha sarsare ee Madaarka Cigaal International Airport ayaa sheegaya inuu Soo Baxay Tuhun la Xidhiidha in koox ka mid ah shaqaalaha Garoonku ay ka dambeeyeen Dabkii dhawaan Halkaasi ka kacay. Xogaha Soo Gaadhaya Qurbejoog.com ayaa sheegaya  shaqaalaha Dabkaas aan Khasaaraha badan geysanin ka dambeeyey ay yihiin  kuwo Wasiirka ka tirsanaya caddaalad…

    Read More

      DAAWO:Kulankii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Afrika U Qaabilsan Dawlada Ingiriiska

      Hargeysa April 17.2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds oo booqasho ku yimid dalka. Kulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaa kadib makii u soo idlaaday waxaa si wada jira xogwaran uga bixiyey waxa ay ka wada hadleen Wasiirka…

      Read More

        Golaha uu Hogaamiyo Barre Hiiraale oo eedayn kulul dusha uga tuuray R/W Abdiweli Sheikh Ahmed

        Kismaayo April 16,2014(SDN/QJ)-Shir Jaraa’id oo maanta ku qabteen magaalada Muqdisho golaha Nabadda iyo Midnimada gobolada Jubbooyinka ayay uga hadleen xasaraha kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaddib socdaalkii Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shekh Axmed. Dr Cabdi Shire Warsame oo wakiil uga ah golahaasi Col, Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya…

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha oo dardaaran u jeediyay ciidamo tababar ku qaadanaya magaalada Kismaayo

          Kismaayo, April 16.2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ku booqday xero tababar uga soconayay ciidamo ka tirsan maamulka Jubba, waxaana Ra’iisul Wasaaruhu u jeediyay dardaaran. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa booqashadiisan ku wehliyay xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo golaha Baarlamaanka, Safiiro iyo Saraakiil ka socotay AMISOM iyo maamulka Jubba,…

          Read More

            Fadeexado Musuqmaasuq iyo Maamul-xumo oo Dul Hoganaya Hawl galka Nabad Ilaalinta ee Somalia

            16,Apr.2014(SDN/QJ)- Wargeysa The New Vision ee kasoo baxa Dalka Uganda ayaa soo bandhigay fadeexad la xidhiidha in Ciidamada AMISOM ee jooga Magaalada Muqdisho ,ay tababar ciidan siiyeen Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab.   Saraakiil katirsan Ciidamada AMISOM ayaa loo haystaa in dagaalyahano katirsan Al-Shabaab oo gaadhaya ilaa 10-xubnood ay tababar ku siiyeen Xerada Jaziira ee Duleedka…

            Read More

              Dawladda Britain oo markii ugu Horaysay Si Rasmi ah uga hadashay Aragtideeda Aqoonsigii Golaha Deegaanka ee Magaaladda Sheffield

              16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wasiirka u qaaabilsan Afrika Dawladda Britain Mark Simmonds,ayaa markii ugu horeeyay ka hadalay Aragdida Xukuumadiisa ee ku aadan Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka Magaaladda Sheffied u fidiyeen Somaliland,waxaana uu Simmonds uu sheegay in aanay taasi ka turjumayn Ictiraaf ay siisay Dawladiisu Somaliland. Waxaana uu sheegay mar uu ka hadlayay xidhiidhka Somaliland Britain inuu yahay xidhiidh soo…

              Read More

                Ruushka oo Qabsaday laba Magaalo oo ku Yaala Bariga Ukraine

                  16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ciidamo xoogan oo si aad u hubaysan kana socda wadanka Ruushanka,ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen laba magaalo oo ku yaala bariga Dalka Ukraine.dadka Deegaanka ayaa u sheegay Wakaaladda wararka ee Faransiiska inay arkayeen Ciidamo xoogan oo si aad ah u Hubaysan oo wata Baabuurta Gaashaaman,isla markaana ya saran yihiin boqolaal ciidan ah…

                Read More

                  Taleex:Milatariga Somaliland oo ka Baxay

                  16,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalaladda Taleex ee Gobolka Sool,ayaa sheegay in Ciidamadii ka tirsanaa milatariga Somaliland ee shalay Magaaladaasi la wareegay haatan gabi ahaanba ka baxeen magaaladda. Ilaa hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee keentay Ka bixitaankan.laakin siday Shabakadda Somalidiasporanews.com warar ay heshay sheegayaan arintan ayaa ka danbaysay ka dib shirar kal duwan oo dhexmaray…

                  Read More

                    Nikolas Kay oo ku baaqay in la dajiyo Xiisad uu sheegay inay u dhaxayso Somaliland iyo Puntland

                    16,Apr.2014(SDN/QJ)-Ergayga gaar ka ah ee u qaabilsan Qaramadda Niklos Key,ayaa waxa ugu baaqay Somaliland iyo Maamul goboleedka Somaliyeed ee Putland inay ilaaliyaan Xasiloonida iyo in la dajiyo Xiisad uu sheeay inay haatn ka oogantahay Magaaladda Taleex ee Gobolka Sool oo ay shalay Milatariga Somaliland la wareegeen. War qoraal ah oo Ergaygu ka soo saaray Xafiiskiisa…

                    Read More

                      DAAWO: labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield oo daadifeeyay hadalkii wasiirka Macdanta

                      Sheffield April 16,2014(SDN/QJ)-Waxan mudanayaal halkan idiinku soo gudbiyey warsaxaafadeed ay qabteen gudidii qabanqaabada ictiraaf raadinta somaliland ee ka dhaxday magaalada Sheffield todobaadkii ina soo dhaafay. Warsaxaafadeedkan oo ay ka soo qeybgaleen labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield mudane Adan Sawaaxili. kulankan oo lagu dadafeenayay, ka…

                      Read More

                        Amin Camir oo sawir qosol badan ka sameeyay sida doorka siyaasada madaxweyne Siilaanyo

                        Hargeysa April 16,2014(SDN/QJ)-Farshaxanka weyn ee Amin Camir ayaa sawir gacmeed ku muujiyay doorka qoyskaa madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ee siyaasada dalka iyo isbedelka siyasadeed ee ay damacsan yihiin. Doorka ay siyaasada Somaliland ku leeyihiin jaangoynta siyaasadaha lagu hago Somaliland oo u muuqda mid baal marsan dastuurka dalka ayaa ahaa hadal heynta u badan intii Axmed…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti oo lagu wado in uu la kulmo Madaxweyne Barack Obama

                          Jabuuti April 16,2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa lagu wadaa in uu dhawaan kulan foll ka fool  la yeesho madaxweynaha Mareykanka Barac Obama sida ay daaabacday Barta Internetka ee AFP. Aqalka Cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka    ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu la kulmi doono madaxweynaha  Mareykanka bisha May 5teeda. “Madaxweynuhu waxa uu…

                          Read More

                            Afhayeenka Barlamaanka Somalia oo warbixiyay Safarkiisa Talyaaniga

                            16,Apr.2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Shacabka ee Somalia Md.Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa ka xog-waramay kulano uu la qaatay Saraakiil Sare oo ka tirsan Dawladda Talyaaniga.waxa uu Gudoomiyuhu sheegay inuu la kulmay madax kala Duwan oo ay ka mid ahayd Gabadha Gudoomiyaha ka ah Aqalka Hoose Baarlamaanka Talyaaniga.waxaana uu xusay inay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa Xidhiidhka…

                            Read More

                              Mid ka mid ah Saraakiisha Hoggaamiya Dagaalka Lagula jira Budhcad-badeedda Somalida Oo La La’yahay

                              Yemen:16-April-2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Dalka Korea Waqooyi ayaa sheegaya in Sarkaaal sare oo ka Tirsan Ciidmada  dagaalka kula jira Budhcad-badeedda Xeebaha Somalia lagu La  yahay Halkaas. Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inuu wehelinayay howlgal lagula dagaalamayo koox weerartay markab marayay meelo ka baxsan biyaha Soomaaliya, kaasi oo badda lagu waayay  Salaasadii ina Dhaaftay. Taliyaha…

                              Read More

                                Firxadka Maleeshiyaadkii Ka Soo Yaacay Taleex Oo Dhaqdhaqaaq Ciidanka Ka Abaabulaya Deegaanka Buuhoodle

                                Buuhoodle:16-April-2014(SDN/QJ)-Ciidamada ka soo Firxaday Deegaanka Taleex ee maamulka  Kooxda Khaatumo, ayaa Haatan isku urursanaya Deegaanka Buuhoodle, iyagoo diyaar u ah inay Weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland oo Jiidahaas Jooga. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Goobjoogayaal u xaqiijiyeen Waxa Goobaha Miyiga ah ee dhinaca Galbeed kaga Beegaan Magaalada Buuhoodle lagu Arkay Ciidamo Hubaysan oo ka…

                                Read More

                                  Cali Khaliif oo Gardarro ku Sifeeyey Qabsashada Somaliland Ee Degmada Taleex

                                  Muqdisho:16-April-2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galayd Oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Somalia, isla-markaana ka Tirsanaa madaxweynayaashii ay kooxda Khaatumo hore u samayysatay, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay qabsashada Somaliland ee Magaalada Taleex. Xildhibaan Cali Khaliif, ayaa tallaabada Somaliland ku qabsatay Taleex ku tilmaaay mid gardarro ah oo aan loo Dulqaadan Karin, isagoo ku sifeeyey isku…

                                  Read More

                                    Wasiirka Macdanta Oo Mar Kale Gambadh Ugu Soo Fadhiistay Hay’ad Warbaahineed Oo Kale iyo Hanjabaadda uu Soo Diray

                                    Hargeysa:16-April:2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa mar kale ka Gubtay War laga Baahiyey Tv-ga Bulsho, waxana uu Ballan ku qaaday inuu Tallaabo qaadi doono Haddii ay mar dambe soo Noqoto. Wasiir Xuseen oo hore Albaabada ugu Laabay Wargeyskii Haatuf, ayaa sida la sheegayo ka biyo Diiday war Tv-gaasi  baahiyey oo la…

                                    Read More