Aljeeriya: Madaxweyne Cabdicasiis Buutefliiqa oo markii 4aad ku guulaystay Madaxtinimada, xilli gaadhi-gacanka bukaanada lagu riixayo (Warbixin)

    ALGIERS 18, April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Algeria Cabdulcasiis Buutefliiqa oo xukunka hayay 15 sannadood, ayaa markii afraad ku guulaystay madaxtinimada dalkaas oo ku yaala Galbeedka qaaradda Afrika. Madaxweyne Abdelaziz Bouteflika wuxuu helay inka badan boqolkiiba 81 (81.53 percent of votes) codadkii la dhiibtay, sida uu Jimcahan maanta sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Algeria Mr. Tayeb Belaiz,…

    Read More

      “Waxaa lagu Jiraa Qarnigii 21aad,Caqliyada ay Xukuumadu ku Xayirtay Shabakada Haatuf waa Mid aan Soconayn ” Yuusuf Cabdi Gaboobe {DHAGAYSO}

      Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe ee Xukuumadu Xayiraada ku soo rogtay ayaa Sheegay inay Habeenkii Xalay si Caadi ah u Update gareeyeen Mareegtii ay ku lahaayeen Dhinaca Internetka . Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf oo Maanta la Hadlay Warfidiyeenada ayaa  Waxa uu Sheegay inaanu la yaabanayn Xukuumada oo aanay Jirin…

      Read More

        Magaalada Gaalkacayo oo loo doortay Hogaan Cusub oo Maamuli doona iyo Amaanka oo la adkeeyay

        Gaalkacayo 18.April 2014 (SDN)- Gollaha deegaanka Gaalkacyo ayaa galabta  doortay hoggaankii mamuli lahaa ka dib doorashada ka dhacday dugsiga farsamda gacanta ee magalada. Doorashada oo ahayd hab gacan taag ah ayaa waxaa ku guulaystay Cabdicasiis Jaamac Nugaal halka u xigeenkiisana loo doortay Yacquub Maxamed Cabdalle oo ka mid ah suxufiyiinta Puntland. Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxmaed…

        Read More

          Xiisadaha ka taagan Barriga Ukraine oo cirka isku sii shareeraya,xili ay Socdaan Dadaalo Diblumaasiyadeed

          18,Apr.2014(SDN/QJ)-Maliishiyaadka taageersan Ruushka ayaa sii wada haysashada dhismeyaasha dowladda ee bariga Ukraine, kadib markii heshiis la doonayo in lagu yareeyo xiisadaha jira ay wada gaareen Kiev iyo Moscow.Mid ka ah hoggaamiyeyaasha maliishiyada, Denis Pushilin ayaa sheegay in ragga uu hoggaamiyo aaney waxba ka khuseyn heshiiskii la gaarey maalintii Khamiista, isla markaana ay hawlgallada ay wadaan…

          Read More

            Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Madaxda Itoobiya kala Hadlay Qadiyadii Qabsashada Taleex ee Ciidamada Somaliland Sawiro {DHAGAYSO}

            Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka  JSL Md C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta dalka dib uu soo laabtay ka dib socdaal shaqo oo uu muddo todobaad ah ugu maqnaa dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya. Madaxweyne ku xigeenka waxaa garoonka caasimadda ee Egal International Airport ku soo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda iyo…

            Read More

              Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Tallaabada Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland Ku Oggolaadeen In Websayt-kii Haatuf.net Hawada Laga Saaro

              Hargeysa:18-April-2014(SDN)-Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Xayiraadda Xukuumaddu Dabada ka Riixayso ee ay Shirkadaha Isgaadhsiintu Hawada Kaga Saareen Websayt-kii Haatuf.net oo uu wargeysku lahaa. Yuusuf Cabdi Gaboobe oo u warramayey idaacadda VOA-da ayaa sheegay inaan  Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa uu waraaq  u qoray Shirkadaha, taas oo uu ugu sheegayo…

              Read More

                Hargaysa oo Si Balaadhan loogu Soo dhaweeyay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,Weedhihii laga Jeediyay,Hanjabaado Punt land loo Diray iyo Sawiradii Maanta {DHAGAYSO}

                Hargaysa 18.April 2014 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Weheliyaan Wasiirka Hawlaha Guud Mudane C.risaaq Axmed Khaliif iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo Maanta ka soo Kicitimay dalka Jabuuti ayaa Maanta Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada dalka ee Hargaysa. Soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale Waxaa…

                Read More

                  Aragtidii Hoggaamiye Cigaal Ee Qalalaasaha Soomaaliya Iyo Mowduucyo Kale Oo Xiiso Leh, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- Qormada: 2aad

                  Hargeysa:18-April-2014(SDN/QJ)-Dhaqan ahaan wefdiyada rasmiga ah ee Ururrada waxa la dejin jiray Hotel Ghion. Halkii ayaanu ku degnay. Wefdigii Guurtida waxa lagu dejiyay Hotel Afrique Aan u soo noqdo shirkii 2aad ee Maarj 1993kii iyo Addis-Ababa. Saddex wefdi ayaa Somaliland uga aqyb galay: wefdi SNM ka socday oo aan hoggaaminayay, wefdi Guurtida ka socday oo uu…

                  Read More

                    Yaab: Somalia Oo Ciidamo Nabad Ilaalineed U Diraysa Mid Ka Mid ah Dalalka Afrika Ee Colaaduhu Ka Jiraan

                    Addis Ababa:18-April-2014 (SDN/QJ)-Sida uu sheegayo War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Hayle Mariam Deseglen, waxa  lagu gudo jiraa Qorshe  ay  shan waddan oo ku jirra urur gobaleedka IGAD ay ciidamo u diri doonaan dalka Koonfurta Sudan oo ay ka taagan tahay xiisad dagaal, kaddib markii dowladda halkaas ka jirta ay…

                    Read More

                      Ma Dhabbaa In Saaka ay Hargeysa Imanayaan Wasiir Xirsi Oo Wata Wafti uu Hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil?

                      Hargeysa:18-April-2014(SDN)-Warar  aan La Xaqiijin Karin oo ay Helayso Shabakadda Qurbejoog.com ayaa sheegaya in Saaka  uu Hargeysa Ka soo degi doono Wasiir Xirsi cali Xaaji Xasan oo Horkacaya Wafti uu wato Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Maalintii shalay ilaa iyo xalay wada Hadal  Saacado Badan Qaatay ku Lahaa Magaalada Djibouti. Kulanka dhex maray Wasiir Xirsi cali…

                      Read More

                        Ra’isal wasaare Cabdi weli Oo Xalay Soo Afjaray Is Afgaranwaagii Dhexyaallay Maamulka Jubba iyo Dawldda Federalka ah iyo Qoddobada La Isku Raacay

                        Kismayo:18-April-2014(SDN)-Waxa Saacadihii dambe ee Xalay Horumar laga Gaadhay Wadahadalladii u dhexeeyey  Waftigii Suldanka Beesha Sade, Raisalwasaaraha Somalia iyo Xubno ka socda UN ka, Igad iyo Itobiya ay ku yeesheen Kismaayo. Wadahadaladan oo socda in ka badan 7 saac oo  xidhiidh ahaa ayaa waxaa Xalay saqdi dhexe lagu heshiiyay Qodobo dhowr ah. Qoddobada lagu Heshiiyey ee…

                        Read More

                          Hooyo Soomaaliyeed Oo Sidii ay Ciidanka Kenya u Garaacayeen Naftu Kaga Baxday Garoon Ku Yaalla Nairobi

                          Nairobi:18-April-2014 (SDN/QJ)-Tacaddigii iyo dhibaatadii ciidanka Kenya ku hayey Maatada soomaaliyeed ee Nairobi joogta, ayaa xadhkaha goostay, waxana  garaacistaas iyo jidh-dilkaas ciidanka u geeriyootay Hooyo somaliyeed oo Xaafadda Islii laga soo qabtay. Hooyadan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Seynab Bulxan ayaa khamiistii shalay ku geeriyootay garoonka diyaaradaha ee Nairobi, halkaasi oo la isugu geeyay tiro Soomaali ah…

                          Read More

                            Maxay Qaramada Midoobay Ka Tidhi Ciidamada ay Geysay Magaalada Muqdisho?

                            Muqdisho:18-April-2014 (SDN/QJ)-Masuuliyiinta ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horraysay ka hadashay  Ciidamo ka Socda Dalka Uganda oo shalay la Geeyey Muqdisho, kuwaas oo ilaalin Doona Goobaha qaramada Midoobay ku Leedahay Halkaas. Ciidanka oo markii ay Soo Degayeen ku Lebisnaa Astaamaha gaarka u ah  Ciidamada Qaramada Midoobay, ayaa Afhayeenka UNSOM ee Somalia Mr. Aleem Siddique…

                            Read More

                              Shabakadii Wargayska Haatuf.net oo laga Saaray Hawada.

                              Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somaliland Sida Somtel iyo Telesom ayaa maanta fuliyay amar ay maxkamada hargaysa Maalintii shalay ku bixisay inay Joojiyaan in Shabakadaas laga daalacdo Bogii ay Internetka ku lahayd ee Haatuf.net . Amarkan ayaa Shirkadaha adeega Internetka bixiyaa ay sidiisii u fuliyeen Geesta kalena  Tiffatiraha Wargeyska Xukuumaddu Xayiraadda Saartay ee…

                              Read More

                                Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo ka Hadlay Sababta looga qabsaday Taleex ka bixista Somaliland ku macneeyay Cadaadis Caalami ah {DHAGAYSO}

                                Taleex 17.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac Indho-sheel ayaa galabta sheegay in shacabka iyo ciidanka Khaatumo ay ka saareen ciidanka Somaliland ee qabsaday magaalada Taleex. Waxaa kale oo uu qirtay in cadaadis kale oo la saarayna ay sabab u ahayd in Somaliland isaga baxdo Taleex. Indha-Sheel oo dib ugu laabtay magaalada…

                                Read More

                                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 17.April 2014 (SDN)- Waxaa Dhagaystayaal aanu Halkan Caawa idiinku soo Gudbinaynaa Wararkii Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo Idiinka Imanaya Studiyaha Shabakaada Somalidiasporanews.com ay ku Leedahay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee Dhagaysi Haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARARKII CAAWA EE SHABAKADA SOMALIDIASPORANEWS [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Khamiis17(1).mp3″]…

                                  Read More