Sheffield April 16,2014(SDN/QJ)-Waxan mudanayaal halkan idiinku soo gudbiyey warsaxaafadeed ay qabteen gudidii qabanqaabada ictiraaf raadinta somaliland ee ka dhaxday magaalada Sheffield todobaadkii ina soo dhaafay.
Warsaxaafadeedkan oo ay ka soo qeybgaleen labada xildhibaan ee hawsha ictraafka furaheeda hayey iyo gudoomiyaha Israac comunity ahna gudoomiyiyii qabanqaabada mooshinkii ictiraaf radinta Sheffield mudane Adan Sawaaxili.
kulankan oo lagu dadafeenayay, ka been abuurida wasiirka tamarta iyo macdanta somaliland mudane Hussein Abdi Du’ale, in uu jaxaastay lacag dhan $20,000 oo xukuumada somaliland ugu talo gashay in ay kaga qeyb qaadato kharashaadka ku baxaya kulumada ka dhacaayey magaalada Sheffield.
Warsaxaafadeedkaas oo dhameystirana waxa inoo soo gudbiyey wariyaheena noo fadhiya magaalada Sheffield.
waakan shirkii jaraaid ee gudidii qaban qaabada ictiraafkii sheffield
