Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dublamaasiyiin ka Socotay Wadamo Yurub ah {DHAGAYSO/SAWIRO}
Hargaysa 03.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia waxaana ku wehelinaysay kulankan wadamadaasi hay’adda UNODC oo safarka qaban qaabadiisana lahayd waxaana weftigaasi hogaaminaayey Safiirka Dalka Australia Mr. Geoffrey Tooth. Ugu danbayntiina Waxa Kulankan oo saacado…
