Afgaanistaan oo Doorashooyin looga dareerayo iyo amaanka oo la adkeeyay
Kabul April 05,2014(SDN)-Dalka Afgaanistaan ayaa colaad dheer dabadeed waxa manta looga dareerayaa Doorashooyinkii madaxtooyada ee dalkaasi. Doorashooyinka oo ay ku tartamayaan lis=x musharax ayaa lagu wadaa in ay ka dhacaan dalkaasi. In ka badan 300,000 oo askeri ayaa ka hawlgalaya sugida amaanka goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan ee dalkaasi. Kooxaha ka soo horjeeda joogida dalkaasi…
