“Wasaarada Anigaa Wasiir ka ah Wax aan Ogolaadayna Wasiir ku Xigeen Ma Diidi karo” Wasiirka Caafimaadka {DHAGAYSO}
Hargaysa 02.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana Warbixin ka siiyay Qadiyadii loogu diiday inuu Somaliland ka Hawl galo Dr Cali Macow oo uu Wasiirka Caafimaadku siiyay ogolaanshihii uu dalka ku Yimid . Wasiir Xaglo Toosiye oo…
