Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ceerigaabo ka soo ambabaxay lana hadlay Bulshada Degmada Ceel Afweyn

    Hargaysa 18.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa Saaka ka soo Kicitimay Magaalada Ceerigaabo,isla markaana Goob Fagaare ah kala hadlay Bulshada ku nool degmada Ceel afweyn. Xubno isugu Jiray Salaadiin Maamulka Degmada Ceel afweyn iyo aqoon yahano oo halkaasi ka hadlay ayaa Madaxweynaha u qadimay baahiyo ay…

    Read More

      Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka Oo Inta Badan Albaabada U Laabay Xarumihii Dawladda Ee Caasimadda iyo Dhaqdhaqaaqyadii Ciidanka Booliska Oo La Yareeyey

      Hargeysa:18-March-2014(SDN)-Inta Baddan Shaqooyinkii ay Caasimadda Ka Hayeen Xarumaha Dawladda ayaa iska Xannibnaa tan iyo intii uu madaxweyne Siilaanyo u baxay Safarka Gaaban ee uu ku Marayo Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka. Shaqooyinka istaagay waxa ka mid ah oo si weyn loo Dareemaya kuwa dhinaca Ammaanka la Xidhiidha, kuwii ka socon jirey Xarumaha Wasaaradaha Dalka iyo waliba…

      Read More

        Booliska Mombasa Oo Sheegay inay Fashiliyeen Laba Qarax Oo Gawaadhi Loo Adeegsanayey

        Mombasa:18-March-2014(SDN)-Wararka Naga Soo Gaadhay Magaalo-xeebeedda Mombasa ee Dalka Kenya, ayaa Sheegaya in Halkaasi Lagu Qabtay Laba  Nin oo ay ku sheegeen inay Maleegayeen Qaraxyo  gaadiid loo adeegsanayey. Ciidamada booliska ayaa sheegay in labada ruux oo mid u dhashay dalka Kenya kan kalana uu kasoo jeedo asal ahaan Soomaaliya ay qorsheynayeen inay weerar ka geystaan goob…

        Read More

          Wax Ka Ogow Qoddobada Sababay In Alshabaab Awood Buuxda Ku Yeeshaan Gudaha Muqdisho

          Muqdisho:18-March-2014(SDN)-Dhegaha iyo Indhaha dadka Reer Muqdisho ayaa Bilihii ugu dambeeyey ay ka Badatay Dhibka dhimashada iyo dhaawaca leh ee ay Kooxaha Alshabaabku ka Fuliyaan Magaalada Muqdisho oo muddo hore laga Saaray. Haddaba Dadka ammaanka Lafagura ayaa Arrimo badan ku macneeyey Xooggan cusub iyo awooddan ay kooxda Alshabaab ku yeelatay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo Gaadhay Heer…

          Read More

            Somaliland:Shacabka Oo dhabannada la Haysta Xildhibaanno In Ka Badan 10-sano Fadhiidnimo La Hor Joogay Oo Haddana Safaf Ugu Jira Hambalyeynta Madaxweynaha

            Hargeysa:18-March(SDN)-Waxa Tartan Loogu JIraa ka hadalka iyo ammaanta Safarka Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka, gaar ahaan midkan uu Haatan ku Joogo Gobolka Sanaag oo inta badan La Sheego inuu dalka intiis  kale  ka Dambeeyo. Dadka  ayaamahan Ammaanta madaxweynaha sida weyn  ugu tafo-xaydnaa wax aka mid ah Xildhibaano Golaha Sharcidejinta ee umaddu dooratay ah, kuwaas oo…

            Read More

              Khudbadihii Kala Duwanaa ee Daahfurka Bilawga Dhismaha Waddada Ceerigaabo Qurbejoog.com Ka {DHAGAYSO}

              Ceerigaabo 17.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta si rasmi ah u Daah furay Bilaabay Dhismaha Waddada Ceerigaabo iyo Burco iyadoo Munaasibad balaadhan oo arrintan la Xidhiidhana lagu Qabtay duleedka Konfureed ee Magaalada Ceerigaabo.   Madaxweynaha oo maanta ujeedadiisa ugu wayni ahayd inuu ka dhabeeyo balanqaadkisii hore ee ahaa…

              Read More

                Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenk​a Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada hadlay gurmadka iyo xasiloonid​a goobaha laga xoreeyay Nabad-diid​ka

                Muqdisho Mar 16,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee  Soomaaliya Neill Wigan, waxaana ay ka wada hadleen gargaarka bani’aadanimo ee la gaarsiinayo dadka ku dhaqan goobaha laga xoreeyay  Nabad-diidka iyadoo Britain ay kamid tahay dawladaha ka qayb-qaadanaya  gurmadka iyo xasiloonida goobahaasi….

                Read More

                  Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka oo ka Hadashay Qasdiga ay uga Gol leeyihiin Siyaasada Faya dhawrka Qaranka ka Daawo QURBEJOOG.COM

                  Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Maanta soo Gabo gabaysay Kulan lagu soo bandhigayay Siyaasada Fayo dhawrka Qaranka oo mudo laba Cisho ah ka socday Huteel Ambassador ee Caasimada hargaysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Xubno ka mid ah Maayarada dalka,Wasaaradaha dawlada qaar ka mid…

                  Read More

                    Xarun lagu daryeelo Ubadka Agoomaha ah oo uu dhisayo Orodyahan Mo Farax oo Hargaysa lagu Dhagax dhigay Ka Daawo QURBEJOOG.COM

                    Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo uu Weheliyo Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ayaa Maanta dhagax dhigay Xarun loogu talo galay in lagu daryeelo Caruurta Agoomaha ah oo uu Maal gelinayo Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax Mof. Xaruntan Maanta la dhagax dhigay ayaa Maayarku sheegay in sida ugu dhakhsaha…

                    Read More

                      Shir Heer Caalami ah oo lagaga Hadlayo Waxsoo saarka Somalia iyo Sida ay Dunnida ugu Xidhmi lahayd oo Dubai ka Furmay

                      Dubai 17.March 2014 (SDN)- Shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta wax-soo-saarka Soomaaliya sida xoolaha, beeraha iyo kalluunka ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha ee FAO oo ka mid ah hay’adaha shirka soo qaban-qaabiyey ayaa sheegay in ujeeddada shirku tahay in…

                      Read More

                        Guddoomiyaha degmada Xarfo oo la sii daayay kaddib markii dambi lagu waayay iyo Xubno Xukun lagu riday

                        Boosaaso 17.March 2014 (SDN)- Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa maanta xorriyaddiisa dib ugu celisay guddoomiyaha degmada Xarfo ee gobolka Mudug, Cabdullaahi Faarax Beyla, kaas oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa lunsashada raashin gargaar ah oo loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ku nool degmada. Hase yeeshee maxkamadda ayaa xabsi min saddex sano ah…

                        Read More

                          Madashii Maanta ee Dhaqaajinta Wadada Ceerigaabo+Dareenkii Bulshada Ceerigaabo+Weedhihii Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiir Xirsi DAAWO oo DHAGAYSO

                          Ceerigaabo 17.March 2014 (SDN)- Jawiga maanta oo ahaa mid layaab ku noqday weftiga madaxweynaha ku wehelinaysay safarkan loogu magac-daray Hilaacii Xeebaha Somaliland ka dib markii ay xalayto ku soo hoyden Caasimada Gobolka sanaag ee Ceerigaabo goor habeenimo ah balse ay shacbigu jawaab uga dhigeen saaka Nin daar ku jiraa daruur ma arkee ilayn xalay roobku…

                          Read More

                            Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee USA oo Ka Hadlay Rajada ay ka Qabaan in doorashooyinku Xiligoodii ku dhacaan SAWIRO

                            Hargeysa 17.March 2014 (SDN)Saraakiil sar sare oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa maanta madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal kusoo dhoweeyay Afhayeenka Xisbiga Waddani ee Dalka Maraykanka Mudane Mukhtaar Mure Warsame oo dalka soo gaadhay. Mukhtaar Mure Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee USA oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay hawlaha horumar iyo habsi usocodka laanta…

                            Read More

                              Xisbiga Kulmiye oo Mar kale la Rajaynayo in Dib loo dhigo Qabsoomida Shirweynihiisii Mudo dhaafay ee Sadexaad

                              Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Xisbiga Kulmiye ayaa dib u dhigaya shirweynihiisa maalmo kooban iyadoo lagu beegi doono soo noqoshada Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisa oo qabsoomida shirka aan looga maarmayn. Illaa hada Xisbiga Kulmiye sooma saarin wakhtiga uu dib u dhigayo shirka hase yeeshee waxa la hadal hayaa muddo toddobaad ah in uu dib u dhici…

                              Read More

                                Haweenaydii Kowaad ee Xildhibaan ka ahayd Golaha Deegaanka ee Laascaanood oo Is Casishay

                                Laascaanood 17.March 2014 (SDN)- Xildhibaan istaahil Maxamud Aaden oo ka tirsanayd Golaha Deegaanka Laas Caanood ayaa iska Casishay Xilkii ay ka haysay Golahaasi, iyadoo is casilaadeeda ku sababaysay Arimo Waxbarasho inay u baxayso . Xildhibaan istaahil ayaa noqonaysa Xildhibaankii ugu Horeeyey ee iskeed iskag C asisha Xilkii loo doortay halka laba xildhibaan oo ka horeeyey…

                                Read More

                                  “Waa in Sanduuq dhaqaale loo Sameeyaa Ciidamada Booliska Somaliland” Cismaan C.laahi Cigaal Cismaan Hindi

                                  Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Hindi)  ayaa ku baaqay in la sameeyo sanduuq qaran oo lagu taageero ciidamada booliska Somaliland, kaasoo uu ballan qaaday inuu gacanta ugu weyn ka geysan doono. Cismaan Hindi oo maanta  shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa, ayaa waxa uu ku baaqay in ay sanduuqaasi ka qayb qaataan dhamaan…

                                  Read More

                                    Xukuumada Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Sheegashadii Punt land iyo Hanjabaadeedii ee Magaalada Laasqoray

                                    Hargaysa 17.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay wasiir ka tirsan maamul goboleedka  Soomaaliyeed ee Puntland,kaasi oo booqashadii uu ku tegay degmadda Laasqoray madaxweynaha Somaliladn iyo weftiga uu hogaaminayaa in ay u arkaan daan-daansi iyo ku xad-gudub xuduudahooda ah. Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Somaliland Md. C/laahi…

                                    Read More