Jabuuti Mar 13,2014(SDN)-Mayor ka magaalada Hargeysa oo dhawaan khudbad amaan ah kula dul dhacay madaxweynaha Jabuuti ayaa khudbadiisu meel ku dhac taarikhi ah ku noqotay shacabka labada dal.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa isna sharaxaya sababha keena in siyaasiyiinta reer Somaliland ay qadiyada Somaliland uga hormariyaan taaageerada indho la’aanta ah.
