Madaafiic Khasaare Geysatay Oo Xalay Markale Muqdisho Lagu Weeraray Xilli Shabaabka La Baacsanayo Gobolo Ka Fog Caasimadda
Muqdisho:11-March-2014 (SDN)-Magaalada Muqdisho ayaa xalay mar kale laga maqlay dayaanka iyo Hugunka Madaafiic ku soo Hoobanaysay oo aan la garanayn meel ay ka soo Dhacayaan. Madaafiicda ayaa waxaa ay ku soo dhaceen intooda badan Degmooyinka Hodan iyo Waabari ee Gobolka Banaadir, waxaana ilaa Dhawr Hoobiye ay ku soo dhaceen KM-4 iyo Wadada Shaqaalaha ee…
