Xubno somaliyed oo ka tirsan xisbiga SV, oo kulan la yeeshay wasiirkii hore hormarinta Norway

    Oslo Mar 07,2014(SDN)-Siyaasiyiin ree Norway ah oo ka soo jeeda xisbiga SV -Social Left Party ayaa shir la yeeshay wasiirkii hore ee hormarinta Norway, mudane Heikki Holmås Eidsvoll. Imikana ah xubin ka tirsan barlamanka Norway. Kulankan ayaa ahaa mid lagaga arinsanayay, sidii  wax looga qaban lahaa dhibatooyinka haysta somaalida ku dhaqan dalkan Norway. Dadka somaliyeed ee dagan dalkan…

    Read More

      Xukuumadda oo xabisga ka sii daysay ninkii Xildhibaan Qabile rasaasta ku riday ee Muranka siyaasadeed abuuray

      Hargeysa 07.March 2014 (SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga ka sii daysay ninkii Xildhibaan Qabile rasaasta ku riday, kaasoo xiligii uu falkaas sameeyey Booliisku soo qaban kari waayeen balse markii danbe loo soo gacan geliyey. Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay sii daynta Ninkaasi, hase yeeshee waxa labadii maalmood ee u danbeeyey lagu arkayey isagoo jooga magaalo Xeebeeda Berbera. Xildhibaan Qabile…

      Read More

        Shabaabka Oo Degmada Ceeldheer Ku Soo Rogay Bixinta Lacag Gaadhaysa $100.000 iyo Shacabkii Oo Qax Miciinsaday

        Ceeldheer:07-March-2014(SDN)-Wararka laga Helayo Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Dadkii shacabka ahaa ee Halkaas Deggenaa intoodii Socon Karaysay ay iska Carareen kadib markii ay Kooxda Al-shabaab ku soo Rogtay inay Bixiyaan Cashuur Gaadhaysa ilaa $100.000. Masuuliyiinta Ururka Alshabaab ayaa la sheegayaa inay Amarkaas soo Rogtay 10-kii Bishii Feruary ee dhammaatay, waxana ay u…

        Read More

          Guriga Hooyada Dhashay Guddoomiyaha Degmada Dayniile Oo La Qarxiyey

          Muqdisho:07-March-2014(SDN)-Degmada Dayniile waxa Habeenkii xalay Aqalkii ay Deggenayd miino lagu Qarxiyey Hooyada Dhashay Guddoomiyaha Degmadaas Maxamed Abuukar Jacfar.   Wararka ayaa sheegay inn Kooxo Hubaysani ay Aqalka ku Tuureen Miinada, iyadoo Halkaas Laga Maqlay Gariirka iyo Jugta ka Dhalatay Qaraxaas. Dadka Deegaankaaas ayaa sheegay in ehelkii guriga deganaa oo ay ku jirto guddoomiyaha degmada H/wadaag…

          Read More

            Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Dirqi Hargeysa Lagu Keenay Iyo Qoddobada Biyo-kama Dhibcaanka ah ee uu Tegitaankiisa u Daliishaday

            Hargeysa:07-March-2013(SDN)-Dawladda Madaxweyne Siilaanyo ayaa la Tiicaysa Duufaano kaga Furmay Ninka Tiirka uga ah Dhinaca Gobolada ee Xaglo-toosiye oo uu Khilaaf xooggani soo Kala dhexgalay. Wasiir Xaglatoosiye ayaa Cadho Darteed Socdaal kaga Baxay Magaalada Hargeysa, waxana isaga oo Burco sii Socda Laga Daba Diray Ergo soo Ladqabaysa kuwaas oo la sheegayo inay ku Guulaysteen. Xubnaha Wasiirka…

            Read More

              Mareykanka oo Gawaari dagaal ugu deeqay komaandosta Soomaaliya

              Muqdisho Mar 07,2014(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa ciidamada komaadosta ee dawlada Soomaaliya waxa ay ugu deeqday gawaari nooca ciidamada ah. Deeqdan ayaa imanaysa xili dib u habeyn balaaran ay ku socoto ciidamada amaanka ee dalka Soomaaliya. Gawaarida ay dawlada Mareykanku ugu deeqday ciidamada Komaandosta ayaa lagu sheegay tiradooda in ay yihiin 15 gaari. Lama shaacin nooca gawaarida…

              Read More

                Turkiga iyo Puntland oo la simay iyo Warbaahintii “Qaranka”oo arinkaa shaacisay (SAWIRO)

                Garoowe Mar 07,2014(SDN)-Dawlad Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa intii ka danbeysay doorashadii madaxweyne C/weli maxamed Gaas waxa soo baxayay dhaq dhaqaaqyo muujinaya sida maamulkaasi uu doonayo in uu dunida uGu muujiyo in uu ka madax banana yahay amaba la siman yahay Jamhuuriyada Soomaaliyeed. Waxaana maalinimadii Shalay booqda wefdi uu hor kacayay safiirka Turkiga ee…

                Read More

                  Madaxweynaha Puntland oo qaaabilay wafdi uu horkacayay Safiirka Turkigu:-War-saxaafadeed+Sawirro

                  Khamiis 06 March, Garowe:(SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kala duwan ee dowladda ayaa maanta ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Garowe wafdi sare oo ka socday dalka Turkiga uuna horkacayay Safiirka Somalia u fadhiya Amb. Kani Touran. Saraakiil iskugu jirtay Gaashaandhiga iyo Bisha Cas ayaa wehelinaysay, waxana haween calamada Puntland…

                  Read More

                    Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi oo Dhaqaale xumo soo wejahday iyo mushaharkii uu ku qaatay Captain Philips

                    Hollywood Mar 06,2014(SDN)-Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi ayaa sida ay daabacday barta Internet ka ee Yhe New Yorker waxa soo wejahday xaalad dhaqaale xumo oo sababtay in uu ka shaqeeyo dukaan telephonada lagu iibiyo oo ku yaal Minneapolis. Maqaalka New Yorker ka ayaasidoo kale waxa uu lagu sheegay in lacagta Filmka Captain Philps lagu sameeyay…

                    Read More

                      Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomalaiya oo soo jeediyay nidaam cusub oo Shabaabka lagula dagaalamo

                      Muqdisho Mar 06,2014(SDN)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay hab cusub oo lagula dagaalamo xoogagag kooxda Al Shabaab. Xildhibaan Mahdi Cali Cusmaan oo saxaafada Magaalada Muqdisho u sharaxay qorshihiisan cusub ayaa ahaa hadal heynta u badan ee magaalada Muqdisho maalmihii ina dhaafay. Xildhibaanka ayaa soo jeediyay in gebi ahaanba inta awooda in ay…

                      Read More

                        Labadii Shir Ee Baydhabo Iska Garab Socday Oo Maanta Midna Madaxweyne Loo Dooranayo Midna Loo Dhaarinayo

                        Baydhabo:06-March-2014(SDN)-Kooxda Shirku uga Socdo Magaalada Baydhabo ee ujeeddadoodu tahay inay Saddex Gobol Samaystaan ayaa la Sheegayaa inay Maanta u Ballansan yihiin doorashada Madaxweynaha. Kooxdan oo Doonaysa inay Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose Maamul Goboleed u sameeyaan, ayaa Doonaya inay Doorashadooda Maanta Soo Afjaraan. Qaban qaabada doorashada ayaa xalay illaa iyo maanta ka socota Baydhaba…

                        Read More

                          “Waar dadka Beelaha Awdal ka soo Jeedow si Degdeg ah Hargeysa uga Soo Baxa waa Digniin tallaabaanu Qaadanayaaye ogaada, Gabiley iyo Wajaalena Nabad Ahaan Maayaan oo Dila ayey………” Dhibannayaasha Dilkii Seemaal

                          Borama:06-March-2014(SDN)-Qaar ka mid ah Ehelladii iyo Qaraabada Dadkii Lagu Laayey Deegaanka Seemaal, ayaa si Adag ugu Hadlay Natiijoxumada ka Haysata Kiiska Dadkaas Lagu Laayey. Odayaal, Dhallinyaro iyo Waxgarad Beesha Dila ka soo Jeeda oo Dadkoodii lagu Laayey Seemaal oo SHalay Saxaafadda La Hadlay, ayaa Cabasho ka Muujiyey caddaalad xumo ay Ka Tirsanayaan Dawladda oo aan…

                          Read More