Wasiirka Dib u Dejinta Somaliland Oo Wata Hay’ado Djibouti Ka Hawlgala Oo Kormeeray Deegaanada Xeebaha Dalka
Hargeysa:09-March-2014(SDN)-Wasiirka wasaaradda dib u dejinta somaliland Axmed Cabdi kaahin (casoowe) ayaa ka hadlay kormeer muddo qaatay oo uu ku soo maray deegaamada xeebaha waqooyiga Somaliland oo dadka deggeni ay cabasho weyn ka muujinayana noloshooda. Wasiirka ayaa socdaalkiisa ku soo maray meelo badan oo ku taxan xeebaha waqooyiga dalka, waxana markii uu marayey degmada Lughaya ka…
