Duyuurad laga leeyahay dalka Malaysa oo ku sii jeeday Beijing oo la garan la’yahay halka ay ku danbeysay
Kuala Lumpur Mar 08,2014(SDN)-Duyuurad laga leeyahay dalka Malaysiya oo siday 227 ruux oo ku sii jeeday dalka China ayaa la garan la’yahay halka ay martay. Duyuurada oo ka duushay magaalada Kuala Lumpur kuna sii jeeday Beijing ayaa mar ay dul mareysay dalka Vietnam xiriir ugu danbeysay. Duyuuradan oo nooceedu ahaa Boing 777 ayaa rakaab ay…
