Tageraayasha xisbiga ucid ee uk oo soo dhawayn balaran u sameyey musharaxa madaxwaynahaJamal cali xuseen
London 05march14 Tageerayasha xisbiga Ucid laanta uk oo soo dhawayn balaran ku soo dhaweyey jamal cali xuseen Musharaxa Xisbiga Ucid oo soo gadhay london soo dhawayntan oo ay ka qayb galeen Gudoomiye ku xigenka Qarada Yurub Maxamed Yusuf Ashcari Xoghayaha Abaabulka Xisbiga Ucid Mudane Qawdhan Xoghayaha Xisbiga Ucid Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale Gudoomiyaha Garabka haweenka…
