Khilaafkii u Dhexeeyey Taliyaha Ciidanka Qaranka iyo Abaanduulihiisa oo Cirka Isku Sii Shareeray iyo Guddi La Saaray Oo Natiijo Xumaysatay

    Hargeysa:06-March-2014(SDN)-Wali waxa Taagan Khilaafkii Muddo ka Hor ka Dhex Cakirmay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Abaanduulihiisa Mr Calas. Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Cabdilaahi Calas oo u Warramay Wargeyska Saxansaxo ayaa caddeeyey in Murankii iyo is qabqabsigii u dhexeeyey Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaaciil Shaqalle uu gaadhay Heer ay u maaro waayeen Guddi loo saaray inay Gebogebeeyaan….

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Soo Qabashada Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Booliska ee X.Saalax {DHAGAYSO}

      Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeysa Ayaa Daboolka Ka Qaaday in Xukuumadu ku Guulaystay Soo Qabashada Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyihii Saldhiga Booliska ee Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh. Sidoo Kale Wasiirka Arimaha Guduhu Waxa Uu Ka War Bixiyey  Hawl…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisii oo dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho rasmi ah uu ku tegay Abu Dhabi

        Muqdisho, March 5,2014( SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku tegay magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, halkaasoo uu kula soo kulmay madaxda dalkaasi.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu booqashada ku…

        Read More

          Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada Ciyaaraha oo ka Hadlay Sababaha uu ugu Biiray Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

          Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada Ciyaaraha,Dhallinyarada iyo Dalxiiska Mustafe Cabdi Qodax oo Haatan ah Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Hadlay Asbaabaha ku Kelifay in Markii Xilka laga qaaday uu ku Biiro Xisbi Mucaarid. Mustafe oo Xog Waran Gaar ah Siiyay Maanta Shabakada Qurbejoog.com Waxa…

          Read More

            Siyaasi Cismaan Hindi Oo Ku Baaqay In Wada Jir Looga Hawl-galo sidii ay u qabsoomi Lahayd Diiwaan gelinta Kaadhka Jinsiyadda

            Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) ayaa  ku baaqay in si wada jir ah looga hawl-galo sidii ay ku najixi lahayd qorshaha diiwaan gelinta kaadhka Jinsiyadda iyo ka codbixiyeyaasha ee dhawaan dalka laga fulin doono. Cismaan Cabdilaahi Cigaal waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta u warramayay Wargeyska DAWAN Iyo…

            Read More

              Agaasimaha Xarunta Kaydka, Hidaha iyo Dhaqanka ee Maxamed Mooge o xog-waran gaar ah siisay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoog ( DHEGAYSO)

              Hargaysa 05, March 2014 (SDN)- waxa maanta aanu ku booqanayo Xarunta Kaydka, Hidaha iyo Dhaqanka ee Maxamed Mooge, Agaasimaha Xaruntaasi  Hoodo-Ayaan Suldaan Faarax oo aanu ka warsanay  waxyaabaha ay Xarun ahaan  ay qabtaan, Xilgii la Aas’aasay,waxyaabaha loo aasaasay. waxa kale oo aanu wax ka weydiinay cidda ka gacan siisa Shaqo maalmeedka Xaruntan iyo arimo kala…

              Read More

                “Waxa noo muuqata ka xisbi waddani ahaan in ay ku bur-burtay nidaamkii dawlad-nimo…” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

                Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Maxamed Cabdilaahi (Uur-Cade) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Faro Gelinta Ay Ka Cawdeen Bahda Garsoorku in hawlahooda lagu hayo. Waxa uu Xukuumada ugu baaqay in ay ka laabato isla markaana ay ka hawl gasho sidii uu garsoorku ugu madax Banaanaan lahaa hawlihiisa….

                Read More

                  “Xukuumaddu Kala Madaxbanaanidii Waaxyaha Dawlada, Waxay Doonaysaa Inay Ka Dhigto Wasaarad Hoos Timaada” Xildhibaan Xoog

                  Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog), ayaa xukuumadda ku dhaliilay inay rabto in ay wada liqdo qaybaha kala duwan ee dawladu ka kooban tahay hadday xeerdajin tahay iyo haddii ay garsoor tahayba. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog waxa uu tusaale u soo qaatay xubnihii ka mid ahaa garsoorka dalka ee dhawaan warbaahinta ka sheegay…

                  Read More

                    “Markii Guurtidu Usoo Gurmatay Buuqii Ay Xukuumaddu Ka Dhex Abuurtay Golihii Wakiilada Ayey Imikana Ku Dhexdhacday Garsoorkii Dalka” Xoghayah Guud WADDANI

                    Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Maxamed Cabdilaahi (Uur-Cade) ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Faro Gelinta Ay Ka Cawdeen Bahda Garsoorku in hawlahooda lagu hayo. Waxa uu Xukuumada ugu baaqay in ay ka laabato isla markaana ay ka hawl gasho sidii uu garsoorku ugu madax Banaanaan lahaa hawlihiisa….

                    Read More

                      Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Shaaca Ka Qaaday Inay Gacanta Ku Dhigeen Gacan Ku Dhiiglihii Dilay Taliyihii Ciidanka Xaaji Saalax.

                      Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeysa Ayaa Waxa Kale Oo Uu Ka War Bixiyey  Hawl Galo Nabadayn Ah Oo Ay Ka Sameeyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolada Bariga Iyo Hawdka Magaalada Hargeysa Kuwas Oo Uu Wasiirku Sheegay  Inay Dhamaantood Ku Soo Dhameeyeen Si…

                      Read More

                        Ciidanka Illaalada Villa Somlia Oo Saaka Degmada Warta Nabadda ku Waabariistay Dad Dhallinyaro ahna Soo Qabqabtay

                        Muqdisho:05-March-2014(SDN)-Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Villa Somalia ayaa Saaka Aroortii hore  Baadhitaano ka Fuliyey Goobo ku yaalla Xaafadda Warta Nabadda ee Magaalada Muqdisho. Dad ku Sugan Goobaha Hawlgalladu ka Dhaceen ayaa Sheegaya in Halkaasi ay Ciidanku si weyn Baadhitaano uga Fuliyeen, waxana ay Intaas ku Dareen in Goobta laga qabqabtay Tiro dad ah. Wararka ayaa intaas ku…

                        Read More

                          Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka oo lugeeyay wadooyinka Kiev iyo balan qaadyo uu jeediyay

                          Kiev Mar 05,2014(SDN)-Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa lug ku maray wadooyinka caasimada dalka Ukraine ee dhawaanta dhiigu qulqulay ka dib mudahaaradyo dawladii hore looga soo jeeday. Xoghayaha ayaa socodkiisa taageero ugu muujinayay dawlada cusub ee KMG ah ee dalka Ukraine dhawaanta looga dhawaaqay. John Kerry ayaa sidoo kale dhalceyn u jeediyay…

                          Read More

                            Xoghayaha Wakiillada Somaliland Oo Qaab Murugo Leh Ugu Warramay Dilkii Foosha Xumaa Ee Dhawaan Hargeysa Loogu Geystay Marxuumaddii ay Walaalaha Ahaayeen Iyo Ceebo Shaki Leh oo Uu Booliska Ka Sheegay

                            Hargeysa:05-March-2014(SDN)-Cabdirisaaq Siciid ayaanle oo ay Walaalo ahaayeen Marxuumad Ruqiya Siciid ayaanle oo dhawaan Maydkeeda Laga Soo Saaray God Aqal Hargeysa Dhexdeeda ah ku Yaalla, isla-markaana ah Xoghayaha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Markii ugu Horraysay si Naxdin leh uga Sheekeeyey Hannaankii wax u dhaceen.   C/risaaq Siciid Ayaanle waxa uu waraysigan ku soo bandhigay fadeexado hor…

                            Read More

                              Shabaab Oo Goob Fagaare ah Ku Toogatay Saddex Dhallinyaro ah oo uu Ku Jiro Wiil Uu Faroole Adeer u Ahaa

                              Barawe:05-March-2014(SDN)-Kooxda Alshabaab ayaa Goob fagaare ah oo ku Taalla Magaalada Barawe Xukun Toogasho ah ku Fuliyey Saddex dhallinyaro ah oo ay Basaasnimo ku Eedeeyeen. Dhallinyaradan la toogtay ayay Al-Shabaab ku eedeeyeen in ay Gacanta kula jireen Falal iyaga ka Dhan ah oo ay ku Basaasayeen, waxan ay Xuseen in baadhitaanno muddo qaatay lagu samaynayey. Saddex…

                              Read More

                                “Qolada Maxkamadda Derejaa Koowaad way isku Dhejiyeen inay Kiiskaas Soo Daayaan, amar Baana Lagu Riday oo Xataa Dawladda Dhexe ayaa Farogelisay” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Somaliland

                                Hargeysa:05-March-2014(SDN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Labaad ee Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa Marii Ugu Horraysay ka Hadlay Xukunka ay Ku rideen Taliyihii hore ee Saldhiga Dalloodho Maxamed-siciid Aw Cabdi oo Maalin ka Hor Xabsi Daa’im lagu Xukumay. Guddoomiye Xasan Aadan Sugulle oo waraysi Gaar ah siiyey Shabakadda Qurbejoog.com kadib markii Xukunku Dhacay, ayaa Sheegay inay Maxkamaddu Xukukan ay…

                                Read More

                                  Baydhabo:Shirka Garabka Dawladdu Taageersan tahay oo Gebogebo Ku Dhaw iyo Shariif Xasan Oo Hoggaanka u Haya Musharixiinta Madaxtinimada

                                  Baydhabo:05-March-2014(SDN)-Kooxda Labaad ee Shirka Lagu Dhisay Maamulka ka Kooban Saddexda Gobol ayaa Lagu Wadaa inay 24-ka Saacadood ee Socda ay Doortaan Madaxweyne iyo Ku Xigeenba. Wararka ay Helayso Qurbejoog.com ayaa Sheegaya inuu Shariif xasan oo hore u ahaan jirey Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Somalia uu ugu cadcad yahay ragga Madaxtinimada Maamulkaas loo Dooran Doono, iyadoo…

                                  Read More

                                    Maxkamad Ku Taalla Hargeysa Oo Xadhig Muddo dheer ah Ku Xukuntay Nin Sixir Lagu Eedeeyey

                                    Hargeysa:05-March-2014(SDN)-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, Shalay ayaa Nin Lagu Eedeeyey  inuu Sixirroole ahaa ku Ridday Xadhig  muddo dheer ah.   Ninka Sixirka Lagu Eedeeyey ee xukunku ku Dhacay, ayaa Magaciisa Lagu SHeegay Xasan Sheekh, waxana lagu xukumay Muddo dhan Labaatan sano oo Xadhig ah iyo Waliba inuu magdhaw siiyo ciddii uu sixirka ku Waxyeelleeyey.   Sixiroolaha la xukumay…

                                    Read More