Ciidamadii AMISOM iyo Dawladda Federalka Ka Joogay Degmadda Mahaddaaay oo Xalay Fiidkii Ka Dareeay Fadhiisinkoodii iyo Cabsi Soo Food Saartay Shacabkii
Mahadaay:21-Feb-2014(SDN)—Wararka ka Imanaya Degmadda Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa Sheegaya in Ciidamada AMISO iyo Kuwa Somalia ay Xalay Fiidkii hore iskaga Baxeen Fadhiisimihii ay ku Lahaayeen Halkaas. Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in dhammaan ciidamadaasi Faaruqiyeen Goobihii ay Deggenayeen, isla-markaana aanay Garanayn sababta keenay inay Ka Baxaan Goobahooda. Ciidamada ayey Dadka Deegaanku…
