Raysul wasaaraha Soomaaliya oo Lugtii Sadexaad ee Socdaalkiisa Maanta ku tagay Nairobi
Nairobi 18.Feb 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay galabta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wafdiga raysul wasaaraha waxaa qeyb ka ah wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo wasiirka arrimaha dibadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta kula hadlay warbaahinta…
