Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto(SAWIRO)

    Nairobi Feb 19,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada dhinac ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Kenya,  isla markaana ay dawladda Kenya gacan uga gaysan lahayd qorshaha Xukuummadda Soomaaliya  ee soo…

    Read More

      Muxuu Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu ka Yidhi Wada Shaqayntii Isaga iyo Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

      Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Shaaciyay in Guud ahaanba la soo Afjaray Murankii ka dhex aloosnaa Golaha Wakiilada ,Isagoo Xusay In markasta oo ay Wax dhacaan ay Somaliland Caado u Leedahay in Wada hadal lagu kala baxo. Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Waxaa kale oo…

      Read More

        Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada oo Ka Hadlay Dareenkiisa ku Aadan Go’aankii Guurtida {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed Ayaa Sheegay inay Ku qanacsan Yihiin Go’aankii ay Golaha Guurtidu ku Furdaamiyeen Khilaafkii Ragaadiyay Hawlihii Shaqo ee Golaha Wakiilada. Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Aqalka Wakiiladu Waxa uu Xusay in Wixii haatan ka danbeeya uu Goluhu si rasmi ah Shaqadiisi…

        Read More

          War Naxdin Leh: Afar Ruux oo Ku Naf Weyday iyo Kow iyo Toban ku Dhaawacmay Shil Baabuur oo Ka Dhacay Duleedka Burco

          Burco 19.Feb 2014 (SDN)- Afar ruux ayaa ku geeriyooday 11kalen way ku dhaawacmeen shil baabuur oo Maanta ka dhacay deeganka yaroowe oo ka tirsan Degmada Burco ee gobolka togdheer dadka geeriyooday  ayaa waxa ku jiray wiil yar oo lix bilood jiray kaasi oo wakhtigaasi ay siday hooyadii oo ka mid ahayd rakaabka saarnaa baabuurkaasi. gaadhigan oo…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Ergadii Guurtida,iyo Shirgudoonka Wakiilada Soona Dhaweeyay Go’aanka Sawiro

            Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland  Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ergadii Golaha Guurtida ee Isu Xilqaantay soo afjarida Khilaafkii ka Dhex taagnaa Golaha Wakiilada, Iyo Shirgudoonka Golaha Wakiilada . Gudidan oo ay Hor kacayeen Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida,Mudane Siciid Jaamac Cali , Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee…

            Read More

              Qaraarka Xalka looga dhigay Khilaafkii Cakirnaa ee Wakiilada,Oo Ku Soo dhamaaday Qodobo labada Dhinacba dani ugu Jirto {DHAGAYSO}

              Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Fadhi Xiligiisii ka soo Hor maray ayaa maanta ergadii Guurtida ee Isu Xilqaantay Soo Afjarida Murankii Golaha Wakiilada kaga dhawaaqay Xarunta Golahaasi. Xaaji Cabdi Xuseen “C.waraabe” oo Fadhigaasi Hadal dheer ka soo Jeediyay ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada hoga Tusaaleeyay Xilka dal iyo dadba taabanaya ee ay u hayaan Somaliland, Waxa uu…

              Read More

                Ergadii Dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtida oo soo Saaray Go’aano ay soo dhaweeyeen Labada Dhinac ee Golaha Wakiiladu

                Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii golaha wakiilada oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta ka Qabsoomay Xarunta Golahaasi isla Markaana laga soo saaray Go’aano Xal u noqonaya Murankii Cakirnaa ee Ka Dhex Jiray Aqalka Wakiilada . Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golahaasi…

                Read More

                  Dareenada Ku Meersan Dhismaha Baarlamanka,iyo Wararka Hor dhaca ah ee la Filayo inay Ku dhawaaqaan Gudida Guurtida ee Daminta Muranka Wakiilada

                  Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida ayaa Haatan ku soo Qul qulaya Xarunta Baarlamanka Somaliland ee Caasimada Hargaysa iyagoo u soo Diyaar garoobay Kulan Wakhtigiisii ka soo hor maray oo ay Golaha Wakiilada isugu Yeedheen Gudidii Golaha Guurtida ee dhex dhexaadinta ka waday Khilaafkii Golaha Wakiilada Mudooyinkii u danbeeyay ka dhex aloosnaa….

                  Read More

                    DAAWO:Warbixinta Xaaska Ganacsade reer Jabuuti ah oo Somaliland loo mustaafuriyay

                    Jabuuti Feb 19,2014(SDN)-Xaaska Maxamed Daahir Rooble oo ah muwaadin reer Jabuuti ah oo dhawaan loo mustaafuriyay Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka warbixisay dhacdadaa ugubka ah. Maxamed Daahir ayaa intii aan la mustaafurin laga xayuubiyay dhalashadii dalka Jabuuti ee uu u dhashay iyadoon loo sheegin sababta tacadiga loogu geystay,DAAWO Post by Union pour le Salut National –…

                    Read More

                      Waddooyinka Hargeysa Oo Saaka Ciidamo Cusub La Dhoobay iyo UJeeddada Laga Leeyahay

                      Hargeysa:19-Feb-2014(SDN)-Waddooyinka Waaweyn ee Magaalada Hargeysa, Gaar ahaan kuwa ka Ag Dhaw Goobaha Xafiisyada Dawladdu ku Badan yihiin ee Loo Yaqaanka Shacabka ayaa Saaka lagu Arkayaa Ciidamo Boolis ah oo si weyn loo Dhoobay. Dadka caadiga ah ayaa ku waabariistay Ciidankan Tirada Badan oo aanay hore u arki jirin, kuwaas oo Gaadiidka Waddada Madaxtooyada Marta si…

                      Read More

                        Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Nabadsugidda Jubba Land oo Koodii Hore Shabaabku Khaarajiyeen

                        Kismayo:19-Feb-(SDN)- Ka dib dilkii Habeen Hore loo Geystay Taliyihii Hore ee Ciidanka Maamulka Jubba ayey Maamulkaasi Magacaabeen Taliye cusub oo ay Yeelan doonaan. Wasiirka arrimaha gudaha maamulka KMG ah ee Jubba Maxamed Warsame Darwiish ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Axmed Ibraahim Niiniile inuu noqdo taliyaha KMG ah ee nabad sugida Kismaayo.   Al-shabaab…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xalay Saraakiishiisa Ammaanka Albaabka Hoosta Uga Soo Xidhay, Hortoodana Ka Sheegay in Looga Baahan Yahay Ciddii Hubka u Gudbisay Kooxda Al-shabaab

                          Muqdisho:19-Feb-2014(SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Habeenkii Xalay Kulan Albaabadu U  Xarunta Kumandho Boolisiyo ee Degmada Hawlwadaag Kula yeeshay Wasiirro iyo Saraakiil kale oo Ka Tirsan Ciidamada kala duwan ee Soomaalia.   Kulankan oo ahaa mid aan Saxaafaddu wax badan ka Ogayn, ayaa warar hoose oo Qureboog.com Heshay waxa ay sheegayaan in  si weyn la…

                          Read More

                            Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Sii Daayey Sagaal Sarkaal oo uu HOre Xabsiga Ugu Taxaabay iyo Magacyadooda

                            Hargeysa:19-Feb-2014(SDN)-Kooxdii Saraakiisha ahayd ee Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Xidhxidhay, ayaa la sii Daayey Sida ay Qurbejoog u xaqiijiyeen Ilo ku Dhaw Ciidanku.  Toddobaddii hore ee Taliyuhu xidhay ayaa soo Dayntooda la Raaciyey Saddex Sarkaal oo iyagu hore u xidhnaa kiiskoodana aan faahfaahin laga bixinin.   Lama oga sii dayntooda waxa sababay saraakiisha Ciidankuna kamay hadal…

                            Read More

                            Barcelona ayaa 2-0 Ku Samirsiisey Man City (Champion League) DAAWO- By Jaahuur.

                            Etihad Stadium-Feb-18-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska iyo ciyaar aad u xiiso badneyd oo dhex martay Barcelona iyo Man city kana tirsaneyd horyaalka Yurub ama (champion League) Horyaalkan Yurub ayaa iskugu soo biyo shubtey iney foodda isla galaan 16-ban kooxood. Haddaba ciyaartan dhexmartay Barcelona iyo Man city ahaydna lugtii hore waxay ka…

                            Read More

                              “Wasiir Garaadow Kursiga Waxaad Ku Heshay Inamadii Aad Adeerka U Ahayd Ee Seemaal Lagu Gawracay Dhiigoodii”Dhalinyarada Awdal ka Daawo Qurbejoog.com

                              Boorama 18.Feb 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah dhalinyarada mas’uuliyiinta xisbiga Mucaaradka UCID Ee Gobolka Awdal oo wax laga xumaado ku tilmaayay hadalkii shalay ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Mudane Garaad oo uu ku Duray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid isla markaana Maah Maah aanu Geyin Goob Fagaare ah ka Jeediyay . Waxaa…

                              Read More

                                “Waxaan Leeyahay Maanta Ma Lihi Tol Aan Shacabka Reer Somaliland Ahayn, Waxaanan Hoos Taaganahay Calankayga Iyo Ciidayda Hooyo Ee Somaliland” Nimcaan Brain Bowden

                                Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Nimcaan Brain Bowden oo dadiisu tahay 26 jir Agoon iyo Rajay ah oo ku dhashay Somaliland kuna nool caasimada Hargeysa ee Somaliland oo aabihii dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in guri dhaxal ah oo aabihii ka dhintay oo ku yaala ka soo horjeeda xarunta Komishanka Doorashooyinka laga…

                                Read More

                                  Golaha Guurtida oo Fadhi deg Deg ah Arbacada Beri isugu Yeedhay Golaha Wakiilada iyo Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Beri dalka imanaya

                                  Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta qoraal rasmi ah oo ay u gudbiyeen Golaha Wakiiladda ku amray in Fadhi deg deg ah oo ka soo horumaray mudadii ay hore ugu dhawaaqeen in ay Go’aankooda ku soo saarayaan ku sheegay in Berri Goluhu fadhiisto go’aankana ay soo dhigi doonaan. Sida ay noo Xaqiijiyeen…

                                  Read More