Laba Wiil oo Somali ah oo Booliska Sucuudigu ku dileen Magaalada Jiddah
Jiddah 17.Feb 2014 (SDN)- Booliska dalka Sucuudiga,ayaa toogashi ku dilay laba wiil oo Soomaali ah gudha magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga. Booliska magaalada Jiddah ayay wadada iskaga hor yimaadeen dhalinyaro Soomaali ah ka dibna waxaa la sheegay inay llaba Wiil oo ka mid ah dhalinyaradaasi ay carareen taasoo keentay in ciidanka Booliska Jiddah iyaguna inay…
