Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan.

    Adis Ababa 31jan13(SDN) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan.Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheegay” IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan K/Sudan,Dowladda Soomaaliyana ayadoo kaa-shaneysa saaxiibadeeda waxey ka shaqeysay in ay isku soo dhawaadaan…

    Read More

      Halkan Kaga Bogo Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Sababay Inay Shalay Baaqato Dhaartii Golaha Wasiirada Cusub Ee Puntalnd

      Garowe:31-Jan-2014(SDN)-Shacabka Reer Puntland ayaa mar qudha ku warhelay Khilaaf Cakiran oo u dhexeeya Waaxaha Kala Duwan ee u dhexeeya Dawladda Puntland. Maalintii shalay oo Khamiis ahayd ayaa lagu waday in  Madaxtooyada Lagu dhaariyo Golaha Wasiirrada ee uu dhawaan Soo Magacaabay Madaxweyne Cabdiweli, balse taasi ma ay dhicin oo dib ayey u dhacday. Dhaarintii Golaha ayaa…

      Read More

        Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Duufaano Colaadeed Ka Wada Deegaanada Bariga Somaliland, Kuna Dhawaaqay Tallaabooyin Dib Loogu Xoraynayo Deegaano Ka Maqan Gacanta Puntland

        Garowe:31-Jan-2014 (SDN)-Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Puntland, ayaa Durtaba La Dareemayaa inay Keentay Saan Saan Colaadeed oo ku Soo Aaddan Deegaanada  Bariga Somaliland.  Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka tirsan Isimada Goballada bariga Somaliland, ayaa si-cad u sheegay in Madaxweynaha maamul-gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed Cabdiwali Gas ku heshiyeen inay weerar ku qadaan xaduudaha Goballada bariga Somaliland,…

        Read More

          Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin Oo Maanta Urur-goboleedka IGAD Ku Yeelan Doonaan Magaalada Addis Ababa Iyo Waxyaabaha Lagaga Hadli Doono

          Addis Ababa:31-Jan-2014(SDN)-Warar Hoose Oo Laga Helayo Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, ayaa sheegay In Urur-Goboleedka IGAD ay Maanta Halkaas Kulan ku Yeelan Doonaan. Shirkan  la Sheegayo inay IGAD yeelan Doonto oo ah mid deg deg ah ayaa urur goboleedka Madaxdoodu waxa ay kaga hadli doonaan ka mid noqoshada Dowlada Itoobiya ciidamada AMISOM oo dhawaan…

          Read More

            Hoggaanka Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Oo War Cad Ka Soo Saaray Shaqaaqooyinka Loo Caal La’ Yahay Ee Deegaanada Shabeelaha Hoose

            Muqdisho:31-Jan-2014(SDN)-Maadaama ay Arrimaha Cakiran  ee Deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose Wali Taagan Yihiin, ayaa waxa Arrintaas Ka Hadlay Taliska Ciidanka Qarana Somaliyeed. Taliyaha ciidanka Xooga dalka Somalia Daahir Aden Cilmi “Indha Qarshe” ayaa Si cad u sheegay inaanay Ciidankiisu u dulqaadan Doonin in Maleeshiyo Gaar ah ama Ciidan kale oo ka Tirsan kuwa Somalia  lagu Arko…

            Read More

              Dawladda Turkiga oo Sheegtay Inay Culayska Saari Doonto Dib u Heshiisiinta iyo Isu Soo Jiididda Qabaa’ilka Kala Aragtiyaha Duwan ee Somalia

              Muqdisho:31-Jan-2014(SDN)-Safiirka Turkiga u fadhiya waddanka Somalia Kamaalu-diin Kan Turan, ayaa si Faahfaahsan uga Hadlay Taageerada Dawladda Turkiga ay siiso Shacabka iyo Dawladda Somalia. Safiirka oo u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa xusay inay Haatan Dawladdiisa ka Go’antahay inay si Toos ah uga Qayb qaataan  Dib u heshiisiinta Qabiillada Dalka oo Meelo ka mid…

              Read More

                Baydhabo:31-Jan-2014(SDN)-Iyadoo Dawladda Federalka ah ee Somalia ay War Cad ka soo Saartay Arrimaha muran ee ka Taagan Baydhabo, ayey Odayaasha Deegaankaasina si Cad uga Hadleen Tallaabooyinka ay dhawaan qaadi doonaan. Qaar ka mid ah Odayaal-dhaqameedka ku Shirsan Magaalada Baydhabo oo Hamigoodu yahay inay Maamul ka kooban lix Gobol Halkaas ka Sameeyaan, ayaa xusay inay muddo…

                Read More

                  Beesha Tanade Darood oo baaq Dhaliil ah ka soo saaray Saamiga ay ka heleen Gollaha Wasiirada Puntland

                  Garoowe Jan 31,2014(SDN)-Beesha Tanade Daarood(Laylkase) ayaa kulan ay waxgaradkoodu isugu yimaadeen oo ka dhacay magaalada Garoowe waxa ay ku dhaliileen Saamiga ay ka heleen Gollaha Wasiirada Puntland ee uu dhawaanta magacaabay madaxweynaha Puntland Md Cabdiweli Gaas. Beesha oo kulanka dabadii saxaafada u qeybisay baaq ay soo saaeen ayaa waxa uu u qoraa sidan; 1: Beesha…

                  Read More

                    Mareykanka oo sheegay in ay sigeen hogaamiyaha Shabaabka

                    Baraawe Jan 31,2014(SDN)-Weerar duyuuradaha Mareykanka ee aaney cidi wedin ay dhawaan ka fuliyeen duleedka magaalada Baraawe ee dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in lagu bartilmaansaday hogaamiyaha Shabaabka. ilowareedyo ku dhaw ciidamada nabad ilaalinta Africa ee AMISOM ee ka hawlgala dalka Soomaaliya ayaa iddaacada cadka Mareykanka u xaqiijiyay in weerarkii Axadii ina dhaafay ay Mareykanku ku…

                    Read More

                      Gudida Dhismaha Wadada cad Ee Isku Xidha Hargeysa iyo Sallaxley Oo Deeq lacag dhan89,524 dollar Lagu Wareejiyay DHAGAYSO CODADKA CALI SANYARE IYO WASIIR MAXAMED MUSE ABEES+Sawiro

                      Hargeysa Jan 31,2014(SDN)-Guddoomiyaha guddida wadada cad ee isku xiri doonta degmooyinka Sallaxley iyo Ina Guuxaa Md Cali Ibraahim Sanyare ayaa Hargeysa lagu guddoonsiiyay Lacagahii u tirada Badnaa ee soo ka gaara Qurbejooga degaanka Hargeysa intii dib loo bilaabay qeybtii labaad ee dhismaha Wada Cad. Md Sanyare ayaa intaa raaciyay warbixin uu uga waramayo marxaladihii ay…

                      Read More

                        Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta kulanku uga socdo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay

                        Muqdisho Jan 31,2014(SDN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ugu yeereysaa Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta hormuudka u ah wadahadallada iyo wada tashyada ka socda magaalada Baydhabo arrimaha soo socda: 1- In la dhowro deganaanshaha iyo xasilloonida guud, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara iska horimaad bulshadeena dhexdeeda; 2- Sidii horey laysku afgartay, waa in fursad la siiyo…

                        Read More

                          “Uma Arko in Awoodii Labada Gudoomiye Xigeen ee Wakiilada hoos loo dhigay,Balse Waxaa la Waafajiyay Heerkii Caalamiga ahaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 30.Jan 2014 (SDN)- Murrashaxa Jagada Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanu u arag in hoos loo dhigay awoodii labada Guddoomiye Ku xigeen ee aqalka wakiiladda, hase yeeshee uu xeer hoosaadkoodan cusubi la waafajiyay hanaanka caalamiga ah ee Baarlamaanaddu u shaqeeyaan. Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaasi ku…

                          Read More

                            Ciidamada Amisom oo Joojiyay Sii Socoshada Shirka Maamul ee Baydhaba iyo Dadweynaha oo kaga Jawaabay Isu soo Bax

                            Baydhaba 30.Jan 2014 (SDN)- Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa maanta  ka dhacay dibad-bax ay dhigeen dadweyne ka careysan is-hortaag ay Ciidamada Ethiopia ee ku biiray dhinaca AMISOM ku sameeyeen Shir lagu dhisayo maamul oo ka socday Baydhabo tan iyo sanadkii hore. Ciidamada Ethiopia ayaa diiday sii socoshada shirka, iyagoo xiray xarunta uu…

                            Read More

                              Komishanka Maamul Wanaaga oo Hargaysa ku Qabtay Shir ku saabsan Sidii bulshada rayidka ahi uga Shaqayn lahayd Maamul Wanaaga

                              Hargaysa 30.Jan 2014 (SDN)- Shir hawleed ku saabsan sidii ay bulshada rayidka ahi uga shaqayn lahayd horumarinta maamul wanaagga isla markaana ula shaqayn lahaayeen gudida la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaagga ayaa maanta lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada hargeysa. Kulankan oo socon doona muddo hal maalin ah waxaa ka qayb qaadanaya qaybo ka tirsan…

                              Read More

                                Sirdoonka Maraykanka oo Cod Dheer kaga Digay Weeraro Argagixiso oo Mar kale lala Beegsado Kenya

                                Nairobi 30.Jan 2014 (SDN)- Madaxa hay’adda sirdoonka qaranka Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ka digay weerarro cusub oo kooxda Al-Shabaab ay ka geysato dalka Kenya.  James Clapper ayaa u sheegay xubnaha guddiga sirdoonka ee aqalka odayaasha Mareykanka in dowladaha Bariga Afrika ay wajahayaan caqabad la xiriirta ka hor-tagga weerarrada argagaxisada ah.  Hase yeeshee wuxuu sheegay inay…

                                Read More

                                  Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Canaan Xoogan u Jeediyay Hay’adaha ka Shaqeeya Arrimaha La Dagaalanka Ayaxa

                                  Boorama 30.Jan 2014 (SDN)-Wasiirka wasaarada Beeraha somaliland Prof  Faarax Cilmi Geedoole iyo wafti uu hogaaminayo  oo Hawlo shaqo ku joogay xeebaha Galbeed ee somaliland   ayaa maanta gaadhay degmooyinka Lughaya ,Garbo Dadar,iyo Deeeganada Hoos yimaada. Waftigan uu wasiirku hogaaminayay ayaa waxa y soo mareen deegaanada Saylac halkaasi oo ay u kuur galayeen  Ayax dhowaan Ku Habsaday Deegaanada gobolkaasi ka tirsan Wasiirka…

                                  Read More

                                    Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool oo la Sheegay inay soo Gaadheen Kooxo Alshabaab ah oo ka soo Cararay Buuralayda GalGala

                                    Xidh Xidh 30.Jan 2014 (SDN)- Deegaanka Xidhxidh ee gobolka Sool ayaa lagu soo waramayaa in uu noqday dhufays labaad oo ay kooxda Galgala degan ee Alshabaab u isticmaasho xaruntooda labaad ee ay ka dageen Somaliland, halka buuraha Galgala oo toddobaadkan dagaal ba’ani ku dhex maray ciidanka daraawiishta Puntland ay ka ahayd bogcada ugu haboon ee ay gabaadsadaan…

                                    Read More