London 2feb14 jaaliyada jabuti ayaa xaflad aad loo soo habeyey ku qabsaday galbeedka london xaflada ayaa hada si toosa u socota filo sawirada waxa ka soo qayb galay fanaanin iyo dadwayne tiro badan.
jaaliyada jabuti oo xaflad lagu tageerayo madaxwaynaha jabuti ku qabsatay galbeedka london
