“Weerara noocani oo kale waxa ay muujinayaan in weli ay jiraan kooxo nabada diidan” Ambassador Mahamat Saleh Annadif

    Muqdisho 02.Jan 2014 (SDN)- War uu soo saaray wakiilka Midowga Afrika ee arimaha Soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa waxa uu canbareeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Jazeera Magaalada Muqdisho oo la sheegay in ugu yaraan 10-qof ay ku dhinteen 40-in kabadan ay ku dhaawacmeen. Canbaarentaasi kadib Ambassador Mahamat Saleh Annadif waxa uu wacad ku maray…

    Read More

      Wejigii Labaad ee Dhismaha Wadada Cad oo Si Rasmi ah Maanta loo Shaaciyay {WARBIXIN DHAGAYSO}

      Hargaysa 02.Jan 2014 (SDN)- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta ka Qayb galay Kulan lagu Shaacinayay Wakhtiga la bilaabi doono dhismaha Wejigii labaad ee Wadada Cad ee Deegaanka Qool Caday iyo Toon. Xubnaha Wasiirada ah ee Kulankaasi ku Sugnaa Waxaa ka Mid ahaa Wasiirada Arrimaha Gudaha,Warfaafinta,Xanaanada Xoolaha,Horumarinta Miyiga,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada,iyo Wasiir ku Xigeenka…

      Read More

        Oodweyne: Xurguf dhex martay Wasiirka Madaxtooyada iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka

        Oodweyne 02.Dec 2014 (SDN)- Dagaal gacmaha la isula tagay isla markaana gaadhay in rasaas la su adeegsado ayaa Barqadii Maanta  magaaladda oodweyne ku dhex maray Wasiirka madaxtooyadda Xirsi Cali X Xasan iyo Dadweyne ka gadoodsan Lacag uu u soo doontay oo qaadhaanka wadooyinka ah. dagaalka ka dhacay Oodweyne ayaa ka dhashay khilaaf dhex maray weftiga…

        Read More

          Shirkada Telesom iyo Wacdarihii Carwada Lixaad ee Wax Soo Saarka Somaliland

          Hargaysa 02.Dec 2013 (SDN)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta wacdaro ka dhigtay  bandhiga Carwada 6aad oo lagu qabtay hotel Gulleed ee magaalada Hargeys. Telesom oo ah shirkad looga bartay Adeeg hufan oo tayo  leh isla markaan ah shirkadda ugu balaadhan ee xagga adeegga Isgaadhsiinta, waxay qayb weyn ka qaadatay madasha bandhiggaasi iyada…

          Read More

            Madax ka Tirsan Booliska Somalia oo ku naf waayay Qaraxii Huteel Jazeera ee Muqdisho

            Muqdisho 02.Jan 2014 (SDN)- Taliyeyaashii saldhigyada booliska degmooyinka Wardhiigley iyo Shangaani ayaa ka mid ah dadkii lagu dilay weerarkii habeenkii Arbacada ka dhacay hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho. Labo xiddigle Mursal Showre oo ahaa taliyaha saldhigga degmada Shangaani iyo Gaashaanle dhexe Cabdiqani Axmed Gacal oo ahaa taliyihii saldhigga degmada Wardhiigley ayaa ka mid ah 11…

            Read More

              Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed “ weerarkii lagu hungoobay ee hotel Jaziira wuxuu sii xoojin doono dagaalka lagula jiro Argagixisada

              Muqdisho, Jan 02, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku tilmaamay weerarkii lagu fashilmay ee lagu qaaday hotelka Jaziira ee Muqdisho in uu ahaa mid fulaynimo ah, liddi ku ah diinta Islaamka, siina xoojin doona xiriirka dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo si wadajir ah uga guulaysan doona naf-lacaariga waqtigoodu dhamaaday ee argagixisada…

              Read More

                “Bishan January Dhexdeeda ayey Dhacayaan Wada-hadalladii Somalia iyo Somaliland, Rajadayaduna……….”

                Muqdisho:02-Jan—2014(SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Wada-hadalladii  Dhex  marayey somalia iyo Somaliland oo muddo Hakad Galay. Madaxweyne Xasan oo waraysi siinayey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay inay  somalia iyo somaliland Wada-hadalladoodu  maraaxil kala duwan soo mareen, isagoo tilmaamay inuu rajo fiican ka qabo kuwa soo socda, “Somalia iyo Somaliland Dhawr Jeer…

                Read More

                  Calanka Somalia Oo Laga Dejiyey Gedo, Ka Ethiopia Oo La Sudhay iyo Shacabka Oo Gadooday

                  Buula-Xaawo:02-jan-2014 (SDN)-Wararka Saaka Laga Helayo deeganka Bohol-Garas oo ka tirsan gobalka Gedo, ayaa sheegaya in ciidamada Etoobiyaanka ah ee Halkaas ku sugani ay Dejiyeen Calankii somalia ee Halkaas ka Taagnaa, isla-markaana ay Sudheen Midka Ehiopia. Shacabka Deegaanka  ayaa markii ay warkan heleen si weyn uga cadhooday, waxana Goobta ka Dhacay Dagaal iyo Gacan ka hadal…

                  Read More

                    Midowga Afrika Oo Si Kulul U Cambaareeyey Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

                    Addis Ababa:02-Jan-2013(SDN)-Midowga Afrka ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxyadii Xalay lala Eegtay Hutel Jazeera ee Magaalada Muqdisho oo keenay Dhimasho iyo dhaawac badan.   War-saxaafadeed ka Soo Baxay xafiiska Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxyadii loo adeegsaday gawaadhida oo xalay ciidamadu ku fashiliyeen bannaanka hore ee…

                    Read More

                      Taliyaha Booliska Somalia Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Xalay Ka Dhacay oo Shakhsiyaad Caan ahi Ku Waxyeeloobeen

                      Muqdisho:02-Janu-2013 (SDN)-Waxa wali dhegaha dadka shacabka ah ee Reer Muqdisho ka sii Guuxaya Baaxadda iyo Dhibaatada ay lahaayeen Qaraxyadii Xalay lala Beegsaday Hutel Al Jazeera Ee Magaalada Muqdisho.   Dawladda ayaa iyadu markii ugu horraysay ka Hadashay Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadaas, isagoo Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia General Cabdixakiim Daahir Saacdi uu ku faanay inay Laayeen…

                      Read More

                        Abwaan Jaamac Riyo Oo Hees uu Kursiga Kaga Tukhaantukhinayo Madaxweyne Siilaanyo Daawaha Ka Soo Qaaday iyo Xukuumadda Oo Jawaabteeda Raadinaysa

                        Hargeysa:02-Jan-2013(SDN)-Abwaan Xildhibaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo ku caan ah Heesaha Maamulka talada haya lagu Hilgaado, ayaa haatan  bulshada u soo bandhigay Hees murti badan oo uu wax kaga sheegayo Hannaanka Hoggaamineed ee  Xukuumadda Kulmiye. Abwaanka ayaa hore hees jug weyn gaadhsiisay Xisbigii Udud ee hore hoggaanka u hayey tiriyey, waxana ay heestaasi   ku…

                        Read More

                          Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Isfaham Buuxa Laga Gaadhay Dhibaato Haysatay Arday Reer Somaliland Oo Ehiopia Wax Ka Baran Jirtey

                          Hargeisa:02-Janu-2014(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa War ka soo saartay Muran ka taagnaa Arday ReerSomaliland ah oo Dawladda Ethiopia u diidday waxbarasho ay halkaasi u tageen. Wasaaradda ayaa warsaxaafadeed ay shalay soo saartay ku sheegtay in arrintaas heshiis labada Dhinac ka gaadheen, isla-markaana haatan la dhameeyey murankii iyo is fahan waagii ka taagnaa arrintaas.   Waxa…

                          Read More

                            Madaxweynaha Kenya oo Ku Amaanay Ciidamadiisa ku Sugan Gudaha Somalia Qaybta ay kaga Jiraan Xasiloonida Gobolka

                            Nairobi 01.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Kenya ayaa sheegay in uu u mahad-naqayo ciidamada dowladdiisa ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Uhuru Kenyatta oo xalay saqdii dhexe TV-ka kala hadlay dadweynaha Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya ay qeyb ku leeyihiin sugidda amniga gudaha waddankiisa. Waxa uu sheegay in…

                            Read More

                              Gaadiid si Sharciga ka Baxsan loo soo Geliyay Somaliland iyo Hanti dhawrka oo Sheegay inay Qabteen iyo amusnaanta hay’addaha Amaanka

                              Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN)- Hanti-dhawraha guud ee qaranka Md. Maxamuud  Aw Cabdi (Maxamuud Dheere) ayaa caawa shaaca ka qaaday inay magaaladda Hargeysa ku qabteen dhawr gaadhi  oo kuwa dadweynaha ah oo loo sameeyay Taarikada Somaliland oo been abuur ah.   Hanti-dhawraha Guud oo maanta u waramayay qaar ka mid ah warbaahinta waxa uu sheegay inay…

                              Read More

                                Xildhibaanada Dooran doona Hogaanka Maamul Goboleedka Punt land oo la dhaariyay Sawiro

                                Garowe 01.Jan 2014 (SDN)-Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa maanta  lagu dhaariyay aqalka gollaha wakiiladda,waxana munaasibada dhaarinta kasoo qayb galay Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole, ku xigeenkiisa, Madaxwaynihii hore ee Puntland, Murashaxiinta xil raadiska ah, Isimada, Culimo,guddiga xalinta khilaafadka iyo ansixinta Baarlamaanka,saraakiil ka socday xafiiska UNSOM ee Somalia,qurba joog iyo waliba haween. Ugu horayntii munaasibadda waxaa…

                                Read More

                                  Baarlamanka Somalia oo Meel Mariyay Miisaaniyada Sadex Biloodka ah

                                  Muqdisho 01.Jan 2014 (SDN)- Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda seddexda bilood ee soo socota ay si kumeel-gaarka ah ugu shaqeyn doonto xukuumadda Soomaaliya. Kulan ay xildhibaannada baarlamaanka ku yeesheen Muqdisho ayaa waxaa soo xaadiray 172 xildhibaan, waxaana u codeeyay miisaaniyadda 169 xildhibaan, waxaa ka aamustay labo xildhibaan, waxaana diiday hal xildhibaan. Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya…

                                  Read More

                                    “Waxaan Balanqaadaynaa in dhamaadka Sannadkan ay Caasimada Hargaysa heli doonto biyo ku filan” Madaxweyne ku Xigeenka {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 01.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne xigeenka Somaliland, Xubno ka mida golaha wasiirada, Xildhibaano, madaxda Shirkaddaha Ganacsiga iyo marti sharaf kale ayaa ka qayb galay munaasibadda furitaanka oo lagu qabtay Hoolka Guuleed hotel. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo gabagabadii munaasibadaasi ka hadlay ayaa sheegay in Xukumaddu ku hawlan tahay sidii loo soo…

                                    Read More

                                      “Waxaan idinku ammaanayaa sida aad naftiina ugu hurteen bad baadinta difaaca iyo badbaadinta dalka, waxaana tihiin geesiyaal qaran” Ra’isal Wasaaraha Somalia {Sawiro}

                                      Muqdisho, January 1, 2014 (SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo saaka booqasho ku tagay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada tababarka ciidanka ee Jazeera ayaa sheegay in sanadkan 2014-ka uu u noqon doono Ciidanka Xoogga dalka iyo dhamaamba ciidanka Qalabka-sida, sanadkii dib-u-dhiska iyo howlgallada lagu baacsanayo kooxaha nabadiidka ah ee Al- Shabaab….

                                      Read More