Hargeysa Dec 17,2013(SDN)-Waxa magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay buug koobay inta badan taariikhda wax ku oolka ah ee Odey Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf.
Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf ayaa khudbad dheer oo isugu jirta taariikh, waano, hogatus iyo arrimo kale ka jeediyay madal lagu daah-furay diiwaanka SAMO-TALIS oo lagu ururiyay Sooyaalkiisa shakhsi ahaaneed.. Haddaba nuxurka khudbaddaas nala DHEGEYSTA.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warabe.MP3″]
