Musharax Cabdiweli Gaas Oo Ka Hadlay Ninka Xasan Sheekh U Xushay Ra’isal wasaaraha Somalia
Garowe:14-Dec-2013(SDN)-Musharaxa ugu cad-cad tartanka loogu jiro Madaxtinimada Maamulka Puntland, isla-markaana ahaa Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay Macaabista Ra’isal wasaaraha cusub ee Somalia oo dhawaan la magacaabay. Ra’isal wasaarihii hore Cabdi Wali Maxamed Cali, ayaa marka hore hambalyo u diray ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegay…
