“Qorshayaashii lagu weerari lahaa Al-Shabaab ayaa socda” Nicholas Kay
Nairobi 11.Dec 2013 (SDN)-Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay inay socdaan dejinta qorshayaasha dib loogu billaabayo howlgallada milateri ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Nicholas Kay ayaa Talaadadii shalay u sheegay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in loo baahan yahay in maleeshiyada Al-Shabaab laga saaro deegaannada ay ka taliso si…
