Caqabad Maanta soo Wajahday dadkii ka dhoofi lahaa Madaarka Caasimada Kadib Markii ay ka Lugeeyeen Wejahada hore ee Huteel Ambassador Iyadoo Ciidamo la dhoobay
Hargaysa 27.Nov 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa saaka dadweynihii ka dhoofayay garoonka diyaarada Magaalada Hargeysa ee Cigaal international ka horjoogsatay inay gaadiidkooda ku dhaafaan barta kantaroolka ee u dhaw hotelka Abassador ka dib markii ay boqolaal ciidanka sida gaarka ah u tababar ee loo yaqaano RRU-da iyo ciidanka Booliska soo dhoobtay jidka isku xidhan hotel…
