Maanta iyo Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee Masar: “Waxaan ahay Dr Mohammed Morsi, anigaa ah Madaxweynaha dhabta ah ee Jamhuuriyadda Masar”

    Qaahira Nov.4 2013 (SDN/BBCNews)- Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Mr Mohammed Morsi ayaa markii u horaysay Isniinta maanta la horgeeyay maxkamad ku taala magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Siday ku warantay idaacadda BBC-da qaybteeda afka Ingiriisida ee dunida la hadasha, hoggaamiyihii hore ee Masar Mr. Morsi markii maxkamadda la geeyay, waxa uu Xaakimka u…

    Read More

      “Anagu Xisbiga Kulmiye u Kala Hiilin Maynee Waanu u Ducaynaynaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay Jeclayn inay u kala eexdaan Garabyada isku haya Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu hadheeyay Khilaaf salka ku haya doorashadii Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbigaas…

      Read More

        Muqdisho oo uu ka Socdo Shirkii Dibu Heshiisiinta Jubooyinka iyo Dareenka Shacabka reer Juba

        Muqdisho 04.Nov 2013 (SDN)-Shirkii Nabadaynta Beelaha daga Gobalada Jubbooyinka ayaa galay maalintii Labaad kaa oo maalintii shalay ka furmay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya. Kulan uu Shir gudoominayo Gudi Dowlada Soomaaliya u magacowday kaa uu horkacyo Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa qodobadii looga dooday shalay waxaa u badnaa sidii loo taageeri lahaa Maamulka KMG ah…

        Read More

          Eedaysanayaal loo Maxkamadaynayo Weerarkii Xaruntii West Gate ee Magaalada Nairobi

          Nairobi 04.Nov 2013 (SDN)- Maxkamadeynta afar nin oo lagu eedeynayo in ay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay xarunta Westgate bishii September ayaa maanta ka billaabatay magaalada Nairobi. Afarta tuhmane oo magacyadooda lagu sheegay Maxamed Axmed Cabdi, Liibaan Cabdullaahi, Aadan Ibraahim iyo Xuseen Xasan ayaa sidoo kale lagu eedeynayaa in ay gacan siiyeen urur argagixiso…

          Read More

            Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada oo soo Kormeeray Dayactirka Wadada Hargaysa iyo Berbera

            Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Maxamed Muuse Abees ayaa waxa uu kormeer shaqo oo ka war hayn iyo indho indhayn ah ku soo maray meelaha ay ka socoto dayactirka wadada berbera iyo Hargeysa u dhaxaysa iyo weliba meelaha daadadku waxyeelooyinka u geysteen  oo uu ku soo maray galabta gelinkii danbe wasiiru-dawluhu…

            Read More

              “Xukuumadani waxay la Wadaagtaa Taliskii Siyaad bare Cabudhinta Saxaafada,Xoriyatul Qawlka,Xuquuqul Iinsaanka iyo Kuwo kale ” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}.

              Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna biiray Xisbiga Waddani ayaa Meel adag  iska taagay hanaanka Hogaamineed ee Xukuumada Maddaxweyne Axmed Siilaanyo isagoo ku sifeeyay inay meelo badan iska Metelaan Rajiimkii Siyaad bare, Waxa uu Mudanahani Tooska ku ifiyay aragtiyaha ay wadaagaan Dawlada madaxweyne Siilaanyo iyo…

              Read More

                Xuska 20 Guurada Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

                Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Waxay ku Beegnayd 3 bishii Nov ee Sannadkii 1993kii Markii dhidibada loo taagay aasaaska Ciidan weynaha Booliska Somaliland kuwaas oo lagala soo dhex baxay Mujaahidiintii Ururkii SNM iyo Shakhsiyaad aqoon durugsan u lahaa Ciidanka Booliska iyo Shaqadiisa,Waxay soo mareen duruufo badan oo mid kastaaba Waayaheeda lahayd . Haatan waxay taagan yihiin…

                Read More

                  Maayarka Hargaysa iyo Madax kale oo Kormeer ku soo maray Mashaariic uu dhismayaashoodu socdo

                  Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Maayirka caasimada hargasya cabdiraxamaan maxamuud caydiid soltelco oo ay weheliyaan gudoomiyaha dhulka ee golaha deegaanka hargaysa maxamed warsame caalin timacade iyo agaasimaha waaaxda qorshaynta dhulka iyo fidinta caasimada cabdilaahi aw cali axmed [ ubax ] ayaa kormeer kusoo maray mashaariicda dawlada hoose ka wado guud ahaan qeybaha caasimada hargaysa. Maayirka iyo…

                  Read More

                    “TV QARANKA IYO RADIO HARGEYSA waan hanti qaran oo ummadu wada leedahay, Looma baahna in laga sii daayo keliya MAXAY QABATAY TAWRADU “ Nuxurka Khudbada Gudoomiyahe Cirro

                    Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u samaayey Lix xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo ku biiray xisbigaasi. Munaasibada oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Hogaanka xisbigaasi, garabyada kala duwan ee dhalinyarada iyo haweenka,…

                    Read More

                      DAAWO:Cawke iyo Hereeri oo Wadajir u sameeyay Baraarujin lagu dhiiri gelinayo Dhismaha Wadooyinka Somaliland

                      Hargeysa Nov 04,2013(SDN)-Labada Suxuufi ee ugu caansan Weriyeyaasha Soomaalida ee haatan Nool Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahim Maxamed Hereri ayaa baraajun ay u sameeyeen dar dar gelinta dayactirka wadooyinka Somaliland waxa uu noqday mid taariikhi ah. Labada suxuufi ayaa muuqaal ay ku soo bandhigeen faaiidooyinka wadooyinku u leeyihiin wadooyinka waxa laga dheehan karaa wadaniyad…

                      Read More

                        Aqalka Cad iyo Baarlamaanka Mareykanka ayaa diiday cafis uu dalbaday Edward Snowden oo siro badan khashifay

                        Moscow Nov 04,2013(SDN)-Edward Snowden oo ah nin hore ugu shaqeyn jiray hay’ada amniga ee Mareykanka NSA isla markaana shaaciyay xogo ku saabsan sirdoonka dalkaas oo basaasay qaar ka mid ah madaxda caalamka. Snowden ayaa Mareykanka isaga baxsaday haatana ku nool dalka Ruushka oo uu megengelyo weydiistay. Snowden ayaa maalmo ka hor dalbaday in cafis loo…

                        Read More

                          Qoyska Madaxweynihii hore ee Masar oo sheegay in aaney ka qeybgeli doonin Maxkamadeyntiisa

                          Qaahira Nov 04,2013(SDN)-Qoyska Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa saxaafada u sheegay in aaney ka qeybgeli doonin maxkamada maanta dalkaasi ka bilaabaneysa ee dacwadiisa lagu dhegeysan doono. Osama Maxamed Morsi oo ku hadlay magaca madaxweynihii u horeeyay ee dalka Masar shicibku doortaan ayaa si ba’an u canbaareeyay dawlada ciidamadu talada u dhiibeen ee…

                          Read More

                            Xubnaha Golaha Deegaanka Burco Oo Eedo Culus Dusha Ka Saaray Guddoomiye Xamarji

                            Burco:4-Nov-2013 (SDN)-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa  Eedo culus dusha ka saaray Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (xamarji) iyagoo ku tilmaamay nin Farogelin baahsan ku haya shaqadii loo Igmada Golaha Deegaanka Burco. Xildhibaan Rashiid Faarax oo ugu Horayn shirkaas jaraa,id ka hadlay ayaa yidhi”.,waxaanu halkan ka sheegaynaa arin culus…

                            Read More

                              Muranka Iyo Buuqa Kulmiye Oo Markii Ugu Horraysay Kala Reebay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Rafiiqiisa Samaale.

                              Hargeysa:4-Nov-2013(SDN)-Muranka iyo kala Qoqobnaanta ka dhex taagan Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa u muuqda mid sii kala fogaynaya Saaxiibo isku dhawaa oo in Badan Madalo isha shacabku hayso Garbaha isku hayn jirey. Iyadoo uu madaxweyne Siilaanyo Maalintii shalay ka qayb galay Xuska Maalinta ciidanka Booliska Somaliland oo ku Beegnayd3-dii Bishan November, ayaa markii ugu…

                              Read More