Guddoomiye Cirro Oo Shacabweynaha Somaliland Ugu Bogaadiyey Bilashada Sanadka Cusub
Hargeysa,14Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahn Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,isagoo ku haddlaya Magaciisa ka Shir- Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Ka Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI, wuxuu hambalyo Iyo Duco U Dirayaa Dhamaanba Shacabka weynaha reer Somaliland Meelkasto oo ay Joogaan iyo Guud ahaanba shucuubta islaamka,munaasaba sanadka cusub ee Hijriga Awgeed 1437,…
