”Wabar Anigu Maanta U Nisbayn Maayo Dhibaatada Gobolka Awdal Ka Taagan…” Gudoomiyaha Guurtida.

    Hargeysa,13Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xaaladda gobolka awdal oo maalmihii ugu danbeeyay kacsaneed.  Isagoo gudoomiye saleebaan iska indho tiray xaaladda gobolka awdal kana gaabsaday in ay guurti u dirayaan suldaan wabar iyo gobolkaasba. Gudoomiyaha oo mar uu kasoo baxay aqalka golaha guurtida ay warbaahintu su’aalo ku gantay…

    Read More

      Wasiir Caddaani iyo Bukhaari oo ka dabaqaatay Cabdi Aw Daahir iyo Waabeeye & Suldaan u jawaabay Suldaan Maxamed Cabdiqaadir + Maxamed Kaahin oo ka hadlay kaalinta Kornayladu ku leeyihiin dunida

      Hargeysa, 13 Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirro, xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka iyo salaadiin, ayaa jawaabo ka bixiyey doodo jaban oo xubno haya xilal la mid ahi ka sheegeen xaflad loo sameeyey soo dhawaynta iyo dhawaaqa murrashaxnimada tartanka KULMIYE dhexdiisa ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis maalintii Axaddii. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr….

      Read More

        “Sheekhoow Dulmiye Xilligiisii Wuu Dhamaaday, Nin Walbana Waa Lala Xisaabtamayaa.” Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid

        Hargeysa, 13 Oct 2015 (SDN/QJ)-Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen,  ayaa naqdiyay weedho uu Sheekh Aadan Siiro ku taageeray murashaxnimada Maxamed Biixi Yoonis. Isla markaana aan waqtigan loo baahnayn in kala doorashada xubnaha ku tartamaya jagada madaxtinimada ee xisbiga kulmiye dhexdiisa aanay haboonayn in wakhti lagu lumiyo. Jamaal Cali wuxuu sidaa ku…

        Read More

          Wasiir Xagla-Toosiye Oo La Filayo In Uu Ku Dhawaaqo Murashaxnimada Xilka Madaxweyne Ku-Xigeenka Kulmiye Iyo Saadaasha Dhawaqiisu ku Yeelan doono Saaxada Siyaasadda Kulmiye

          Hargeysa,13Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa u sharaxan xilka madaxwayne ku xigeen ee xisbiga Kulmiye oo hadda socdo laalankiisa musharaxnimo,isagoo ku dhawaaqi doona marka uu ka soo laabto safar uu ugu baxay dalka Ingriiska oo uu ku wehelinayo Madaxwaynaha Somaliland. Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa la sheegayaa inuuu olole xoogle uga bilaami doono…

          Read More

            Saddex Ruux Oo Ku Dhimatay Weeraro Ka Dhacay Quddus.

            Quddus,13Oct,2015(QJ/SDN)-Sadex Israa’iiliyiin ah ayaa middi lagu dilay, iyadoo dhowr iyo toban kalena lagu dhaawacay qaybo kala duwan oo Isreal ah. Waxay qayb ka yihiin dooxid iyo toogashooyin isdaba joog ah oo halkaas ka dhacayay. Laba hubaysan ayaa rasaas ku furay bas oo kadibna middi la dhexgalay rakaabka saaraan baska oo marayay bariga Quddus. Laba qof…

            Read More

              Daawo: Barnaamijka Hadalsan ee Star Tv oo ku saabsan sida wax loo nadiyo iyo maraaxilkii nololeed ee qoraa/suugaan-dhaadh​i Radhiid Sheeh Cabdillaahi (Gadhweyne)

              Hargeysa Oct 13,2015(SDN/QJ)-Halkan ka daawada barnaamijkan Hadalsan oo ka baxa Telefishanka Star Tv oo xanbaarsan waraysi si mug leh daaha uga faydaya qaabka uu qofku u noqon karo qorfeeye ama naaqid. Waxaana barnaamijka soo saaray Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo ku waraystay qoraa/suugaan-dhaadhi Radhiid Sheeh Cabdillaahi Xaaji Axmed (Gadhweyne).

              Read More

                “Madaxweynaha Somalia Afkaaga Iyo Dhegahaagu ha is Maqlaan” Muuqaal Qurux badan Waa Madaxweyne Xasan Sheekh oo Su’aalo Weydiinaya Raysal Wasaarihii Wakhtigaas C.weli Gaas DAAWO

                Muqdisho, October 13, 2015 (SDN/QJ)-Waa Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamud Xiligan Waxa uu ahaa Shakhsi Rayid ah Wuxuu Su’aalo iyo Talooyin u Gudbinayaa Raysal Wasaarihii Xiligaas ee Dawladii Ku Meel gaadhka ahayd ee Sheekh Shariif Hogaaminayay Mudane C.wali Gaas. Dareenka Maanta Jira Marka lagu eego weedhaha Madaxweynaha Waxa Muuqata inay Kaaf iyo Kala…

                Read More

                  Qaabkii ay Rabshaduhu uga dhaceen Boorama iyo Heesta ‘Soomaaliyeey Toos’ oo Dadku qaaday,DAAWO

                  Boorama 13.Oct 2015 (SDN/QJ)- Rabshado dhimashada hal qof sababay iyo dhaawaca saddex ruux oo dhammaantood shacab ah, ayaa goor gaaban oo gelinkii dambe ee Axaddii ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ka dib markii ay Askar Booliska ka tirsani Rasaas ku fureen dad dhalinyar u badan oo daawanayay Ciyaar adag oo dhex-martay Xulalka gobollada…

                  Read More

                    “Ficiladda Lagu Laynayo Caruurta, Xadhigga Odayaasha Iyo Ganacsatada, Waxay Qeyb Ka Yihiin Kicinta Bulshadda”. Cabdirashiid Xasan Mataan

                    London 13.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xaaladda dalka lagu maamulay shan sano iyo cudurka qabyaaladeed ee ay abuurtay ma suurto galinayso caafimaad dhalanteed ah iyo ciyaaro hufan. Ficilada lagu laynayo caruurta, xadhigga odayaasha, ganacsatada iwm waxay qayb ka yihin kicinta bulshada Mashaqada ka socota Borama iyo sida ay xukuumaddu u maamulaysaana waxay u eg yihiin mashariicdii lagu…

                    Read More

                      “Ma Jiro Garsoore Aan La Dagaallamay, Dhaqanna Uma Lihi” Maxamuud Cabdi Xasan (Govinda)

                      Hargaysa, October 13, 2015 (SDN/QJ)-Weeraryahanka xulka qaranka Maroodi Jeex iyo kooxda Dawladda Hoose ee Hargeysa ee Maxamuud Cabdi Xasan (Govinda) ayaa beeniyey warar suuqa laysla dhex marayey shalay, kuwaas oo sheegayey in uu la dagaalamay garsoorkii ciyaartii rabshaduhu ka dhaceen ee dhex martay Maroodi Jeex iyo Awdal. Maxamuud waxa uu sheegay in aanay jirin meel…

                      Read More

                        “Tartanka Kulmiye marka si loo eego waa iska yara mucjiso! Waayo waxa iska soo sharaxay waa wada Ilmaaadeer ” Gudoomiye Muuse Biixi

                        Hargaysa 13,Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye muuse Biixi Cabdi, ayaa farriin u diray xisbiga Kulmiye iyo musharaxiinta la loolamaysa, waxaanu ku booriyay in laga fikiro isku haynta xisbiga iyo mustaqbalka fog ee Kulmiye. Waxa uu sheegay inuu sharciga xisbiga u hogaansamayo haddii la doorto iyo haddii kaleba. Guddoomiye Muuse Biixi oo Hotelka Ambasador kulan…

                        Read More

                          Diyaaradd Xamuul Ah Oo Ku Dhacday Duleedka Magaalada Muqdisho.

                          Muqdisho,12Oct,2015(QJ/SDN)-Diyaaraddii xamuulka ahayd ee fiidnimadii caawa ku dhacay deegaanka Carbiska ee duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa la sheegayaa in sababta ay u dhacday ay ahayd mid la xidhiidha shidaal la’aan. Diyaaradan oo nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa raasihn u wadday ciidanka AMISOM ee ku sugan Somalia, iyadoo kasoo duushay dalka Masar, waxaana…

                          Read More

                            Marxuun Cabdi Samad Axmed Ismaaciil oo ahaa Engineer-kii u Horeeyay ee Riig Biyood Somaliland ka Qoda oo Maanta lagu Aasay Xabaalaha Toon DAAWO

                            Hargaysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Aas balaadhan loogu sameeyay deegaanka Toon ee Koonfurta Magaalada Hargaysa Ilaahay Naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Cabdisamad Axmed Ismaaciil oo ka Mid ahaa Odayaasha Doorka Weyn ka soo qaatay Horumarka dalka. Marxuum  Cabdisamad Axmed Ismaaciil Ayaa  ahaa Muwaadin kaalin weyn ka soo qaatay nabadeyntii dalka, dhismaha dawladnimadda Somaliland, isla…

                            Read More

                              “Calanka looma sameyn Jamhuuriyadda oo kaliya, waxa uu matalaa Qowmiyada Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku nooshahay” R. Wasaare Sharmarke

                              Muqdisho, October 12, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose taasoo lagu maamuusayay 61 sano guuradii ka soo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid ayaa ka hadlay muhiimada dal walba ay u leeyahay calankiisa iyo weliba maamuuskiisa, wuxuuna tilmaamay inuu aad ugu…

                              Read More

                                Beesha Koonfurta Hargaysa ee Ciidagale oo Taageero Buuxda u Muujiyey Murashaxnimadda Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

                                Hargaysa 12.Oct 2015 (SDN/QJ):- Beesha degta koonfurta hargeisa ee Ciidagale ayaa maanta qado sharaf ay taageero ugu muujinayaan musharaxnimada Madaxweyne ee Gudoomiye Muuse Biixi ku qabtay hotel Ambassador ee Magalada Hargeisa. Qado sharaftaasi ayaa badiba ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee garabka muuse biixi. Qado Sharaftan ayaa lagu Tilmaamay Mid ay duqaydii…

                                Read More

                                  Xulalka Goboladda Xaysimo Iyo Daad Madheedh oo Si Toos ah ugu Gudbay Wareega Labaad ee Tartanka Ciyaaraha Iyo Xamaasada Ciyaartii Maanta ee Togdheer Iyo Xaysimo DAAWO

                                  Burco 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Xulalka Goboladda Togdheer iyo Xaysimo ayaa Galabta isku haleelay Ciyaar adag oo Ka Mid ah Tartanka Ciyaaraha Gobolada ee Ka socda Garoonak Alamse ee Magaalada Burco. labada Xulba Waxay Garoonka la soo galeen qaab Ciyaareed ku dhisan Weerar iyo Weerar Celis iyadoo Xul waliba ku dadaalayey inay Guushu raacdo si…

                                  Read More

                                    Guriga Taliyaha Ciidanka Booliska ee Boorama oo Dab la Qabadsiiyey,Ciyaarihii Maanta oo la Hakiyey Iyo Xukuumadda oo ka Hadashay Xaalada Magaalada Boorama

                                    Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Hal Qof oo ku dhintay Rabashado Ka dhacay Ciyaartii Gobolada Awdal iyo maroodi jeex ku dhex Martay Garoonka Xaaji Daahir ee Magaalada Boorama,waxaana uu Wasiirku sheegay in Xaalada Boorama Hada Dagan tahay. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha somaliland Axmed Cadare ayaa sheegay in Gurigii…

                                    Read More

                                      Wasiirka Warshadaha Oo Ka Hadlay Shirkii Uu Holland Kala Qaybgalay Somalia Iyo Puntland DAAWO

                                      Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sababta uu uga qayb galay shirka maalgashiga Somalia oo lagu qabtay dalka Holland. Shirkaasi waxaa dhaliilay saxaafadda Somaliland iyo mucaaradka kadib markii la arkay wasiir Shucayb oo dhex fadhiya wasiirka warshadaha Puntland iyo wasiirka warshadaha Somalia.   Wasiir…

                                      Read More

                                        Xukuumadda S.land Oo Hakisay Damaceedii Wareejinta Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Cabsi Ka Abuurtay Gobolka Saaxil

                                        Hargeysa, 12 Oct 2015  (SDN/QJ) -Xukuumadda Somalilan, ayaa la sheegayaa inay shalay Berbera u dirtay wefti ka kooban Wasiiradda Arrimaha Gudaha, Ganacsiga, iyo wasiir ku-xigeenka Wershadaha, waxaana soo baxaya inay la shir tageen in la hakiyo go’aankii lagu wareejin lahaa Haamaha Shiidaalka Berbera. HaamahaXukuumaddu war cad kamay soo saarin arrintan hase yeeshee kulamo hoose oo…

                                        Read More