|

Taliska Ciiddanka Asluubta & Taakulo Gaadhsiinta Duunyada Ku Tabaalowday Xaalada abaareed ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Xasan Cali cawad ayaa si rasmi ah ugu Wareejiyey Maamulka Gobolka Gebilay iyo Gudida abaaraha ee Gobolkaas Deeq Calafka Xoolaha ah oo Ciidanka asluubtu kaga qayb qaadanayo Gurmadka abaaraha Gobolada Bari.

Comments are closed