|

Taliyihii Saldhiga Booliska Ibrahim Koodbuur Oo Booqashadii Cirro Ee Shalay Shaqadiisii Looga Eryay

tliye

Hargeysa — Taliyihii ciidamada Booliska ee saldhiga Ibraahim Koodbuur ayaa shaqadii laga caydhiyay, ka dib markii uu shalay saldhigaasi ku booqday guddoomiye Cabdirxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ganacsade Cumar Caydiid oo halkaas ku xidhan.

Ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxay dhinaca Taliska Ciidamada Booliska, hasayeeshee warar xog-ogaal ah oo ay heshay shabakada wararka ee Qurbejoog.Com  ayaa sheegayain  taliyaha loo sheegay in uu eris yahay, waxaana loo badinayaa in ay arrintani la xidhiidho booqashadaasi uu guddoomiyaha xisbiga Wadani ku tagay Saldhigaasi.

Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco halkan

Comments are closed