|

{DHEGEYSO}Fanaanka Sir Maxamuud Cumar oo ka hadlay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid”Goobtu waa Gollihii Fanka Parking ma laheyn, Suldaana meel ugama Banaana”

London Feb 05,2016(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee Sir Maxamuud Cumar ayaa ka waramy muranka xariga sababay ee ka taagan dhismaha Gollihii Murtida iyo mededaalada ee Hargeysa.

Xiisadaa ayaa sababtay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid oo dawladii Madaxweyne Daahair Riyaale ay qandaaraas ku siisay dhismaha Teaterkii Hargeysa.

sir

HALKAN HOOSE UGA BOGO WAREYSIGA FANAAN SIR MAXAMUUD CUMAR OO KA WARAMAY XIISADA DHISMAHA TEATERKA HARGEYSA

 

 

Comments are closed