Burco 25. January 2018 (SDN/QJ):-Cheif Caaqilka Guud ee Beesha Habar Yoonis Axmed Maxamed Daahir oo Maanta Magaaladda Burco kulan Saxaafadeed ku qabtay ayaa si adag u dhaliilay in Xubno ay Habeen hore Ciidanka Booliska ee Burco ku qabteen inagoo Hub iyo rasaas u wada deegaanka Dararweyne in Garsooraha Maxkamadda Gobolka Togdheer uu sii daayay Caaqil ka mid ahaa Xubnihii hubka lagu qabtay.
‘’Waa in Xukuumadda iyo Garsoorku ka Jawaabaan Sababta loo Sii daayay Caaqilka Hubka iyo Rasaasta lagu qabtay ee u waday deegaanka Dararweyne’’ Caaqilka Guud ee Beesha Habaryoonis DAAWO
