|

WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u magacaabay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Hamza Cabdi Barre

Mogadisho (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan Xamse Cabdi Barre u magaacaabay Raisul Wasaaraha 21aad ee Soomaaliya.

Raiisul Wasaaraha Cusub ayaa ku dhashay kana soo jeeda degaanka Jubaland, waxaanu xiriir dhaw la leeyahay madaxweyne Axmed Madoobe.

Hamse Cabdi Barre ayaa ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka wada tirsan yihiin xisbiga UDP.

 

Comments are closed