Uncategorized

War Deg Dega :Hamahii Kaydka Shidalka Warshada Laydhka Barbera oo Dab Qabsaday

Berbera Oct 24,2012 waxa saaka abaaro subaxii hore dab qasaday hamahii shidaalka ee warshada laydhka barbara dabkan ayaa sababay in uu shan ruux uu dhawac ka soo gaaro dadkaas uu dhawacu ka soo garay ayaa ahaa gurmadkii u soo gurmaday damista dabkan oo xoog badnaa waxan loo la cararay isbitaalka guud ee magalada barbara Masuuliyiinta maamulka gobolka saaxil ayaa soo gadhay xarunta warshada xooga korontada ee gobolka saxil waxana wali socda hawlo lagu badbainayo warshada . mashiinada hada gubtay ayaa waxa la shegayaa in ay yihin mashiino dhawaan la kenay iyada oo aan la ogayn khasaraha dhabta ah , waxii ku soo kordha kala soco shabakada qurbojoog.com iyo sawiro dheraada .

 

Jamaal Ibrahim Maxamed

contact@somalidiasporanews.com

Barbera