|

Warbixin Telefishanka Aljazeera Ka Diyaariyey Rabshadihii ay Sababtay Doorashadii Dalka Kenya DAAWO

Nairobi 16. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin Telefishanka Aljazeera Qaybtiisa Englishku Ka diyaarisay rabshado Iyo mudaharaado ka dhacay dalka Kenya Oo taageerayaasha musharaxa laga badiyay Odinga dhigayaan.

Doorashadii dhowaan ka dhacday dalka Kenya ayaa waxaa ku guulaystay Madaxwayinihii hore ee dalkaasi Uhuru Kenyatta waxayna taasi keentay inay si wayn u Cadhoodaan Xisbiga Mucaaridka iyo Taageerayaashiisa.

Comments are closed