|

Sharaxaad laga bixiyay heshiiska shidaal baarida ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Coastline exploration

Columbus November 06,2022 (QJ) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay sixiixday heshiisyadii soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, ka dib markii dib loo saxay qodobadii ay dawladdii hore ee Soomaaliya tabashada ka muujisay bishii February ee 2022, xilligaas oo ay dawladda Soomaaliya ku gacansaydhay heshiiska lala galay shirkadda Coastline Exploration.

Hadaba si aanu wax uga ogaano heshiiska iyo shirkada lala galay waxaani la xidhiidhnay Cabdisalaam Yusuf oo ururiya xogta shidaalka kana faalooda arimahaas.

Comments are closed