|

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo Burisay in Macalimiintu aanay Wax Mushahar ah qaadan afar Bilood DAAWO

Hargaysa 26. September 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Wasaaradda Waxbarashadda ee Bariga Gobolka Maroodi Jeex ayaa Beeniyay hadal ka soo yeedhay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay inaan Macalimiinta la siin wax Mushahar ah afartii bilood ee u danbeeyay.

Maamulka Waxbarashada ee Bariga Gobolka Maroodi Jeex ayaa sidaas ka sheegay xili shalay Macalimiinta la siinayay Mushaharkii bishan aynu ku jirno ee September.

Comments are closed