|

Wasiir Caddaaniga Warfaafinta oo Guul Taariikhi ah ku Sifeeyay Shirkii Gogosha Nabada ee Awr Boogays DAAWO

Hargaysa 26.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta JSL Md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey socdaalkii ay ku tageen Gobolada Sool iyo Sanaag iyo heshiisyadii taariikhiga ahaa ee ka soo baxay shirkii gogosha nabada ee Degmada Awrboogays.

Comments are closed