Uncategorized

Wasiir Warancade iyo Macdanta oo Safar aan La Shaacin Ku tagay Dubai iyo Kulan ay la qaateen Shirkadaha Shiidaal baadhista Somaliland Maxaa la isku afgartay DAAWO

labadaDubai 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiiradda Wasaaraddaha Macdanta iyo Arrimaha Gudaha ayaa Shir Xasaasi ah Waxay kula Yeesheen Magaalada Dubai Shirkadaha Sahaminta iyo Baadhista Shiidaalka ka wada Deegaamo ka tirsan Somaliland.

Labada Wasiir ayaa ka hadlay Socdaalkan aan hore loo Shaacin ee ay ku tageen Magaalada Dubai .

Dubai SDN/QJ

contact@qurbejoog.com