Uncategorized

Wasiirada Waxbarashada oo Abaabushay Maamulada Waxbarashada Heer Gobol si ay Uga Difaacaan Warbixin Musuq Maasuq oo Dul Hoganaysa DAAWO

Berbera 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyada Somaliland Sh,Khaliil C.laahi Axmed oo Kormeer Shaqo ku Jooga Magaalada Berbera ayaa Kulan la Yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolka Saaxil.

Dhanka Kale Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ee Heer Gobol ayaa ka Gubtay Warbixin Hiil u ahayd oo Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladu ka Diyaariyeen Musuq Maasuq ay Wasaaradaha dawladu ku kacaan isla markaana ay Ku Cadeeyeen inaan Qoondo Miisaaniyadeed la siin Gobolada dalka.
https://www.youtube.com/watch?v=21BElLmzHOg