|

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Riig Biyood Laga Hirgaliyey Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool DAAWO

Ganbadha 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Cusub oo laga Hirgaliyay Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool.

Comments are closed