|

Xukuumadda Somaliland oo ka Hadashay Dacwada Somalia ay ku oogeen Qunsulka Turkiga u Fadhiya Somaliland DAAWO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka jawaabay Dacwad la sheegay in Dawlada Somalia ku oogtay Qunsulka Turkiga u fadhiya Caasimada Somaliland ee Hargaysa oo Sheegay in Dawladiisu ogolaatay in Baasaboorka Somaliland lagu tago dalka Turkiga

Comments are closed