Uncategorized

Wasiirka Madaxtooyada oo Dhagax dhigay Wado 5km ah oo Xidhiidhin doonta Salaxley iyo Hargaysa (DHAGAYSO)

Hargaysa 13.May (SDN) Wasiirka Madaxtooyada Jahmhuuriyada Somaliland Mudane, Xirsi CalI Xaaji Xasan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/05/2013 waxa u dhagax dhigay  5KM oo wado ah taasi oo isku xidhi doonta Degmada Salaxlay iyo Hargeysa horena uu madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland xadhiga uga jaray 20KM oo loo sameeyey.

Intaas ka dib waxa weftiga wasiirka madaxtoyada iyo Maareeyaha Wadooyinku ay hogaaminayeen ku soo laabteen Caasiamada Hargeysam, halkaas oo wasiirka madaxtooyada iyo Madaxa Xafiiska Golayaasha, Xidhiidhka iyo Siyaadu ay kormeer ku soo mareen Jidka weyn ee Halbawlaha u ah Caasiamda Hargeysa oo maalmahanaba hawlo shaqo laga waday taasi oo maanta inteediii badnayd la Shubay laami cusub.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Khudbadihii ).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com