|

Wasiirka Waxbarashadda oo Ciidanka Baadhista u Gudbiyey 9 Macallin oo Wax ka dhiga Dugsiga Qudhac Dheer DAAWO

Hargaysa 30.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in dib u habayn balaadhan lagu samaynayo Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo Kuwa Sare ee Dalka, Isagoo dhinaca kalena Cadeeyay inuu Ciidanka baadhista denbiyada u Gudbiyey 9 Macallin oo Wax ka dhiga Dugsiga H.Dhexe ee Qudhac dheer, Kadib markii ay Carqaladeeyeen Waxbarashadii dugsigaas.

Comments are closed