|

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Mudane Warancade oo Iftiimiyey Sababta uu Safiir Loogu Magacaabay Sax iyo Khalad ka ay Tahay DAAWO

Hargaysa 28.Aug 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.

Munaasabada xilwareejinta oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan, madax dhaqameed iyo boqolaal dadweyne laguna qabtay xarunta wasaaradaasi ayaa wasiirkii hore ee wasaaradda arimaha gudahu waxa uu muuqaal ka bixiyey mas’uuliyadda wasaaradaasi u xilsaaran tahay iyo faa’iidada ay u soo hoysay umadda somaliland.

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Mudane Warancade ayaa ka Jawaabay Sababta Keentay in Isagoo ah Wasiirkii Arrimaha Gudaha uu qaato Mansabka Wakiilnimo.

Comments are closed