Ceerigaabo 22. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Mudane Maxamud Warsame Jaamac oo Hawlo shaqo u jooga Gobolka Sanaag ayaa Kormeer ku soo maray Goobaha Ganacsi ee Magaaladda Ceerigaabo.
https://youtu.be/0bHGtLcevic
