London 17May15(SDN/QJ)Waxa hadda ka socda xafladdii 18 May ee London oo lagu qabanayo Eastham ee bariga magaalada. Waxa ilaa hadda soo qulqulaya dadka ka imanay meelo kala duwan. Xaflada waxa si toosa ugala socotaan qurbejoog

Waxa ka heesay Farxaan Badacas iyadoo fanaaniin kale la sugayo.
La soco Ca

